19/04/2021
Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah oo shan qol kuna yaala xaafada xaafada jigjig- yare qiimahiis yahay $300 dollar. Agagaarkas sariibad irshaada. .nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲 waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠.
17/04/2021
Ramadaan kariim dhamaan asaxaabta ku xidhan page. Ilaahay khayr iyo xasanaad ha naga siiyo Bishan barakaysan, hana naga dhigo kuwi ka faa'ideysta wanaageeda.🌙🌙🌙🌙
14/04/2021
Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah, waxan ku haynaa guri kiro ah oo ku yaal xaafada Boqol-jire, hadii aad u bahan tahay nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲
14/04/2021
Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah oo afar qol kuna yaala xaafada Boqol-jire qiimahiis yahay $185 dollar. .nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲 waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠.
14/04/2021
Fadlan hadii aad leedahay guri kiro ama meherada kiro ah oo aad u bahan tahay in lagu kireeyo.naga soo xidhiidh waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠
sidoo kale ma u bahan tahay guri kiro ah ama meherada waxan ka cawinaynaa adiga oo guriga joog inaad hesho guri aad u bahnayda. fadlan 🏩💒. la soo xidhiidh 0634185580. 📲📲
14/04/2021
Hadii aad u bahan tahay guri kiro ah:~🏘🏚🏠
Fadlan nagal soo xidhiidh☎️☎️ 063~4185580
( Qancinta macmiiku waa muhiimadeen 1aad)
13/07/2020
Hadii aad u bahan tahay kirada guri, ugna bahan tahay xafadah jig jig yar, xafada gantaalah, xafada boqol jire , xafad badacase. fadlan laga soo xidhiidh ciwaanada banalka ku qoran.
18/06/2020
Qiimo dhimis 50% Adeegyada Nootaayada Suuban' qiimo dhimis oo soconaysaa ilaa 15/7/2020, fadlan hadii aad u bahan tahay h**e u gaadh. Wixii faahfaahin naga soo xidhiidh numberada 063~4185580 ama 0659103311