Dabaal-degii 18 May.
26 June Secondary School
PUBLIC SECONDARY SCHOOL
Dabbaal degga xafladda dhiiri galinta ardayda.
Dhiiri gali ardaydaada
Dhiiri gali ardayda
11/03/2023
Xafladda dhiiri galinta ardayda dugsiga sare ee 26 June ee kaalmaha h**e ka galay imtixaankii kalka 1aad
Dhamaan ardayda dugsiga sare ee 26ka June waxa la ogaysiinayaa in ay waxbarashadu furmi doonto maalinta isniinta ee Bishu tahay 16/January/2023.
14/01/2023
24/12/2022
Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo shaqaalaha Dugsiga Sare ee 26 June waxay tacsi tiiraanyp leh u dirayaan Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo aabihii maanta ku geeriyooday Hargaysa. Waxaaan Eebo uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabo Ehelkiisa iyo Qaraabadiisana samir iyo iimaqn ka siiyo...
Centripetal acceleration
Barkhad Muxumed Maxamed waa arday dhigta 26 June Secondary School. Wuxuu hindasay gadhigan oo uu ku hawlana muddo 9 bilood ah. Waa halabuur leh karti iyo garaad aad u sareeya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
GOLJANO
Hargeisa
