26 June Secondary School

Directions Contact the organization

26 June Secondary School PUBLIC SECONDARY SCHOOL

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 1AAD    PHYSICS    TARBIYAArdaydeyeey, ku dadaala...
24/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 1AAD
PHYSICS
TARBIYA
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD    PHYSICS    TARBIYAArdaydeyeey, ku dadaala...
24/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD
PHYSICS
TARBIYA
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD    Mathematics    Suugaan/SoomaliArdaydeyeey...
19/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD
Mathematics
Suugaan/Soomali
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo.

19/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 1AAD
Mathematics
Suugaan
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 1AAD🧬 Biology📜 HistoryArdaydeyeey, ku dadaala dib...
17/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 1AAD
🧬 Biology
📜 History
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo.

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD🧬 Biology📜 HistoryArdaydeyeey, ku dadaala dib...
17/10/2026

Jadwalka berri ee imtixaanka billaha ah ee Dugsiga 26 June — Fasallada 2AAD
🧬 Biology
📜 History
Ardaydeyeey, ku dadaala dib-u-eegista casharrada, imtixaanka berrina ku qaabila niyad wanaagsan iyo diyaargarow buuxa. Alle ha idiin fududeeyo, dadaalkiinnana guul ha idiinku beddelo.

16/10/2026

Shirkii maamulka iyo macallimiinta ee dugsiga 26 June Secondary School, waxa maamulka dugsigu si qoto dheer ugu soo bandhignay xog dhammaystiran oo ku saabsan ardayda cusub ee fasalka Form One ee sannad-dugsiyeedkan iska diiwaangelisay dugsiga.
Marka h**e, xogta ardayda cusub waxa loo kala qaybiyey saddex qaybood oo waaweyn:
Ardayda ka soo baxday dugsiyada dawladda (Public Schools).
Ardayda ka soo baxday dugsiyada gaarka loo leeyahay (Private Schools).
Ardayda ka timid gobollada kale.
Intaas ka dib, xogta ardayda waxa loo sii kala saaray degmooyinka iyo xaafadaha ay deggan yihiin. Falanqayntan waxa lagu soo bandhigay,
Degmooyinka ay ardayda ugu badani ka yimaadeen.
Xaafadaha ay ardayda ugu badani deggan yihiin.
Degmooyinka ay ardayda ugu yari ka yimaadeen.
Degmooyinka aan sannadkan wax arday ah nooga iman.
Xogta la falanqeeyey waxay maamulka u sahashay inuu aqoonsado degmooyinka iyo xaafadaha uu dugsigu ku leeyahay ardayda ugu badan, iyo sidoo kale meelaha ay ardaydu ku yar yihiin ama aanayba ka iman.
Sidoo kale, xogtan waxaan uga faa’iidaysan doonaa in arday kasta xogtiisa lagu kaydiyo fayl u gaar ah, si waalidiinta iyo masuuliyiintaba loogu soo bandhigo. Waxa kale oo xogta ardayga taariikh ahaan loogu kaydin doonaa faylkiisa, kaas oo uu mustaqbalka dugsiga uga soo doonan karo.

KULANKII 4-AAD EE MAAMULKA IYO MACALLIMIINTA DUGSIGA SARE EE 26 JUNE SECONDARY SCHOOLMaamulka Dugsiga Sare ee 26 June Se...
15/10/2026

KULANKII 4-AAD EE MAAMULKA IYO MACALLIMIINTA DUGSIGA SARE EE 26 JUNE SECONDARY SCHOOL
Maamulka Dugsiga Sare ee 26 June Secondary School, Hargeysa, waxa uu Khamiistii, 15-ka Oktoobar 2026, qabtay kulankii afraad ee maamulka iyo macallimiinta dugsiga.
Kulankan waxa diiradda lagu saaray horumarinta tayada waxbarashada, xoojinta nidaamka shaqada iyo kor u qaadista waxtarka waxbaris-falka dugsiga.
Qodobadii ugu muhiimsanaa ee kulanka lagaga wada hadlay waxa ka mid ahaa:
1. Qiimaynta waxbarashada iyo waxbarista ardayda: Waxa si gaar ah diiradda loo saaray diyaargarowga macallinka, qorshaynta casharrada, maaraynta fasalka iyo samaynta guddiyada macallimiinta, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya kor u qaadista tayada waxbarashada iyo iskaashiga macallimiinta.
2. Qiimaynta waxqabadka labadii bilood ee u dambeeyey: Waxa dib loo eegay hawlihii waxbarasho ee la qabtay, guulihii la gaadhay iyo meelaha u baahan hagaajin
3. Horumarinta dugsiga: Waxa laga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa tayada waxbarashada, nidaamka shaqada iyo wada-shaqaynta maamulka iyo macallimiinta.
Maamulka Dugsiga Sare ee 26 June Secondary School waxa uu si mug iyo miisaan leh ugu mahadnaqayaa macallimiinta sharafta leh ee sida hagar la’aanta ah, xilkasnimada iyo hawlkarnimada leh uga shaqeeya dugsiga, ugana qayb qaata horumarinta tayada waxbarashada. Maamulka dugsigu waxa uu bogaadinayaa dadaalkooda joogtada ah, daacadnimadooda iyo doorkooda muhiimka ah ee dhismaha mustaqbalka ardayda. Waxa aanu ku dhiirrigelinaynaa in ay halkaa ka sii wadaan dedaalka iyo wada-shaqaynta wanaagsan, si aynu u gaadhno himilooyinka waxbarasho ee aynu wada leenahay.
26 June Secondary School — Tayada Waxbarashada, Anshaxa iyo Horumarka.

25/09/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bogaadiyey dadaalka iyo horumarka uu muddo kooban ku hirgeliyey maamulaha cusub ee Dugsiga Sare ee 26 June, Mudane Shaqalle Axmed Xasan.

25/09/2026

Address

GOLJANO
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 26 June Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to 26 June Secondary School:

Shortcuts

Share

Category

Nearby government services