Somaliland Institute of Agricultural Research

Somaliland Institute of Agricultural Research

Share

Mac'hadka cilmibaadhista Beeraha Somaliland(SIAR)

30/04/2026

"𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍𝐒𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐃𝐊𝐄𝐘𝐒𝐈." 𝟏𝟖 𝐌𝐀𝐘

05/04/2026

Mac-hadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, waxa uu Gacmo furan kusoo dhawaynaynaa Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Aadan Geeddi Qayaad.

17/02/2026

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐊𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐢𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.

Masuuliyiinta Somaliland Institute of Agricultural Research, waxa ay siguud u hambalyaynayaan dhammaan Shaqaale waynaha JSL, si gaar ah Shaqaalaha Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, waxana ay Alle uga baryayaan in uu bisha barakaysan ee Ramadaan inoogu dhammeeyo Caafimaadqab,bashbash & Barwaaqo.

‎ 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇.
‎𝕏𝕒𝕗𝕚𝕚𝕤𝕜𝕒 𝕏𝕚𝕕𝕙𝕚𝕚𝕕𝕙𝕜𝕒 𝔻𝕒𝕕𝕨𝕖𝕪𝕟𝕒𝕙𝕒 𝕚𝕪𝕠 𝕎𝕒𝕣𝕓𝕒𝕒𝕙𝕚𝕟𝕥𝕒 𝔼𝕖 ℍ𝕒𝕪'𝕒𝕕𝕕𝕒 ℂ𝕚𝕝𝕞𝕚𝕓𝕒𝕒𝕕𝕙𝕚𝕤𝕥𝕒 𝔹𝕖𝕖𝕣𝕒𝕙𝕒 𝕁𝕊𝕃.
‎📍 𝙃𝙖𝙧𝙜𝙚𝙮𝙨𝙖 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙
‎📧 Email: [email protected]
‎🌐 Website: https://siar.govsomaliland.org/

Photos from Somaliland Institute of Agricultural Research's post 11/02/2026

Arbaca-11-February

Waxa aanu Maanta kala wareegnay, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mid kamid ah 3 Cagaf oo Mashruuca SL-FSRP ugu talagalay Cilmibaadhista Beeraha Somaliland Somaliland Institute of Agricultural Research.

Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, Waxa uu qaranka uga masuul yahay Cilmibaadhista Beeraha,Xoolaha & dhammaan Khayraadka dabiiciga ah.

𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐜-𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 (𝐒𝐈𝐀𝐑)

06/02/2026

Midaynta xafiisyada war-isgaadhsiinta ee dhammaan wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda waa tallaabo istiraatiiji ah oo kor u qaadaysa midaynta fariimaha Dawladda iyo astaamaha Qaranka; waana jid cusub oo lagu xoojinayo midnimada, kalsoonida shacabka, iyo sumcadda Qaranka.

Photos from Somaliland Institute of Agricultural Research's post 16/01/2026

Agaasimaha & Agaasime Kuxigeenka Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ayaa ka qaybgalay Madal lagu furayay Mashruuca Horumarinta Abuurka/shinnida Somaliland ( Seed Industry development Project) kaas oo ay iska kaashanayaan Dawladda Taiwan & Dawladda Somaliland.

Mashruucan waxa si wada jir ah isaga kaashan doona Taiwan Technical Mission Somaliland, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland & Somaliland Institute of Agricultural Research

31/12/2025

Somaliland Institute of Agricultural Research Waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan shaqaalaha Machadka in Maalinta Berrito ah ay fasax yihiin, Sannadka Cusub ee Miilaadiga dartii.

26/12/2025

𝐑𝐞𝐩𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 dhammaan shacabwaynaha JSL.

Agaasimka Somaliland Institute of Agricultural Research waxa ay ugu hambalyaynayaan dhammaan shacabwaynaha JSL Warka farxadda leh ee khuseeya dib-u aqoonsiga (Re-recognition) Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Cirro waxa aan ku hambalyaynaynaa Guusha uu qaranka usoo hooyay muddadaa uu Joogay Kursiga Madaxweynaha JSL.

Somaliland Re-recognition day 26/12/25

Maanta Waa Maalin wayn !

02/12/2025

Halkani Waa Xarunta Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ee Aburriin (ACRET Farm) oo Hay'adda Cilmibaadhista Beeraha S.Land Ka waddo Shaqo baaxad Leh.

01/12/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Road Number 1
Hargeisa
25263

Opening Hours

Monday 07:00 - 14:00
Tuesday 07:00 - 14:00
Wednesday 07:00 - 14:00
Thursday 07:00 - 14:00
Saturday 07:00 - 14:00
Sunday 07:00 - 14:00