08/01/2026
TikTok · Musharax Xildhiban Amiin Sigad 461 likes, 28 comments. “ kishki oo heshiiska yahuuda”
Kala wareejimaha Hantida Guurtada iyo Ma Guurtada,Sugida Cadeymaha,Heshiisyada Dardaaranada Iwm.
08/01/2026
TikTok · Musharax Xildhiban Amiin Sigad 461 likes, 28 comments. “ kishki oo heshiiska yahuuda”
Asc
20/06/2024
Jimce Mubaarak
Jimce Mubaarak
Saliga Nabiga NNKH
Ka Faa'iideysi wacan
Kulankii Islaamka Maanta Maansha Allah Allow
14/10/2022
Waxaad ka helaysaa Adeegyada Sharci ee kala ah:-
1.Kala wareejinta Hantida Guurtada iyo ma Guurtada.
2.Dardaaranada.
3.Sameynta iyo sugida Cadeymaha Sharciga waafaqsan.
4.Sameynta iyo Sugida Heshiisyada Sharciga Waafaqsan.
5.La Talin Sharci .Iwm
Waxaa kuugu diyaara sharciyaano si hufan kuugu Adeegaya.
12/10/2022
GACMO FURAN SOO DHOWEYN IYO ADEEG SHARCI OO HUFAN UGU KAALAY MAANDEEQ NOTARY AND LEGAL ADVISOR