26/05/2025
Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa goordhaweyd ka amba baxay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa yagoo ku sii jeeda wadanka Kenya .
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa kulamo la qaadan doona madaxda wadankaasi ugu sareysa , Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kenya.
Madaxweynaha oo safarkiisi ugu dambeeyay todobaadkii h**e ku tagay dalka Jabuuti ayaa socdaalkiisan noqonaya kii Afraad ee uu dalka dibadiisa ugu baxo hawlo shaqo iyo dar dar galinta siyaasadda arimaha dibada ee dalka muddo kooban oo uu xilka hayay .
Fiifa Media

26/05/2025
26/05/2025