Taageerayaasha xisbiga wadani ee Reerka Cisse Somaliland

Taageerayaasha xisbiga wadani ee Reerka Cisse Somaliland

Share

politicien group

26/05/2025

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa goordhaweyd ka amba baxay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa yagoo ku sii jeeda wadanka Kenya .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa kulamo la qaadan doona madaxda wadankaasi ugu sareysa , Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kenya.

Madaxweynaha oo safarkiisi ugu dambeeyay todobaadkii h**e ku tagay dalka Jabuuti ayaa socdaalkiisan noqonaya kii Afraad ee uu dalka dibadiisa ugu baxo hawlo shaqo iyo dar dar galinta siyaasadda arimaha dibada ee dalka muddo kooban oo uu xilka hayay .

Fiifa Media

Photos from Khaalid Foodhaadhi's post 26/05/2025
26/05/2025

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa saaka booqasho rasmi ah ugu bixi doona dalka Kenya .

KF Media TV

24/04/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa