Nasir Dharcad

Nasir Dharcad

Share

teacher

28/08/2024

Arabsiya

Photos from Nasir Dharcad's post 21/01/2024

Midig:Suldaan cabdilahi suldaan diiriye suldaan xasan(ciida-gale)

Bidix:Suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye garaad boon(habar-awal).

Taariikhdu waa 1954 london. Waxay cabasho ugu tageen ingiriiska iyagoo ka cabanaya dhulkii receave aria ee ethobia lagu wareejay.

08/01/2024

Taliyaha ciidanka somaliland g.nuux ismaciil taani ayaa lagu soo dhaweeeyey taliska ciidanka ethopia.

24/12/2023

Kuwaasina reer biniin bay ahaayeen.

Toloow ciidanka h.jeclo yaa utaliye ah oo hogaamiya?.

21/12/2023

Fanaan raaambo iyo heestii kee kee haweenka badankii.
Ciyaalkii h**e uunba garan hibada ku jirta ninkaa waa cajiib isagoon mixer la saari codkiisu top.

19/12/2023

Abwaan aadan afqalooc iyo boqoradii carabta maxaa kala qabsaday.

Sh.almis sh.yaxya.

15/12/2023

Abwaankii mar la araga ahaa ahun abwaan xasan sh.muumin ayaa buug laga qorey dhawaan lasoo bandhigi doona.

16/11/2023
15/11/2023

Somaliland wali awoodeeda may isticmaalin.

09/11/2023

Rasuulkii ilaahay wuxu yidhi scw, qofka igu saliya mar kaliya ilaahaybaa uducaynaaya 10 jeer.
Saluu calal xabiib scw scw scw scw scw scw.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa