Hereri iyo Hargaysa

Hereri iyo Hargaysa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hereri iyo Hargaysa, Political organisation, Hargeisa.

06/03/2024

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin, oo lagu helay in uu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo dhaawac dabkaasi ka soo gaadhay aakhirkii u geeriyootay.

27/10/2020

.halaga faa'iidaysto sida ugu dhakhsaha badan

29/04/2019
11/02/2019

HALKANI WAA HARGAYSA
BOQORTOOYADII
ISAXAAQ CARE
Oo QABSATAY
SHAARACYADII ?

08/02/2019

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan
ayaa farray Wasaaradda Waxbarashada dalkiisa in maadooyinka ardayda ay qaataan lagu soo kordhiyo
maado ah barashada Siiradda Rasuulka N.N.K.H taasoo ka madax-banaan maadada diiniga ah ee ardayda lasiiyo. Casharkii ugu horeeyey ee ardayda
loo dhigo kuna saabsan taariikh nololeedkii Rasuulkeena scw ayuu madaxweynaha kala qeyb galay mid ka mid ah iskuuladda dalkaas.

Rasuulka N.N.K.H ayaa ah shaqsiga ummada ugu jecelyihiin looguna dayasho badanyahay, tilmaamaha uu isku darsadayna madheceyso in qof bini'aadan ah uu isku darsaddo SCW

Wuxuu ahaa geesi naxariis badan, wuxuu ahaa runloow aanan been sheegin, wuxuu ahaa mid cafis badan oo dhoolacadeyn badan, wuxuu ahaa mid caraf badan, wuxuu ahaa mid marti soor badan, wuxuu ahaa deeqsi sharaf badan SCW hogaamiye lamid ah ummadaan masoomarin mana soomari doonto.

Rajab dayib Eeboow kaaraali noqo.

La Wadaag Asxaabtaada walal.

Photos from Hereri iyo Hargaysa's post 08/02/2019

Waa ib

Photos from Hereri iyo Hargaysa's post 07/02/2019

Ethiopian birr

Photos from Hereri iyo Hargaysa's post 04/02/2019
Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa