10/08/2025
Garyaqaan Qaasim Ismaaciil Ducaale oo la gudoonsiiyey Shahaado.
Sarkaalka Nootaayada ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE
Almis Public Notary is a Legal Services Provides for the Client
10/08/2025
Garyaqaan Qaasim Ismaaciil Ducaale oo la gudoonsiiyey Shahaado.
Sarkaalka Nootaayada ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE
10/08/2025
Qaabkii Ay Xilka Ula Kala Wareegeen Hogaanka Cusub ee Ururka Qareenada iyo Hogaankii Hore+ Hadalada Laga jeediyey
07/01/2024
Our Address
Khayria Street
26June, Duriya
ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE
13/08/2022
Wasaaradda Caddaaladda JSL iyo Nootaayooyinka goboladda dalka oo iska kaashaday qadhaan Uruurinta Suuqa Waheen ayaa Maanta gudida taakulanta Suuqa Waheen ku wareejiyey Lacagtii ay kaga qayb qadanayeen Qadhaanka Suuqa Waheen.
30/06/2022
: Daahfurka Adeega Casriyeynta Diiwaan-gelinta iyo Liisan Bixinta Ganacsiga JSL.
Sarkaalka Nootaayadda ALMIS PUBLIC NOTARY Garyaqaan Qasim Ismail Dualeh oo ka qayb galay Daahfurkaasi.
Xafiisyada Nootaatooyinka ayaa qayb weyn ku leh Diiwangelinta Shirkaddaha Ganacsi.
23/06/2022
You can contact us our Whatsapp
09/11/2021
Welcome to Almis Notary.
Our services include:-
Offer you legal advice.
Handle real estate transfers.
Draft Will and Power of Attorney.
Authenticate documents.
Certified True Copies.
Affidavits.
#2021
Adeegyada Xafiiska Almis Public Notary u qabto Bulshada:-
1) Kala wareejinta Hantida Guurtada ah iyo Maguurtada
2) Sharciyeynta Wakaaladaha
3) Samaynta iyo sugidda cadaymaha sharciga ah.
4) Samaynta iyo sugidda heshiisyada sharciga waafaqsan.
5) Samaynta iyo sugidda dardaaranadda.
6) Samaynta iyo sugidda lahaanshaha,isla lahaanshaha.
25/10/2021
Wasaaradda Cadaaladda, Saraakiisha Nootaayooyinka Iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa oo shalay Shir ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda JSL.
Wasaaradda Cadaalada JSL oo kulan la yeelatay Nootaayooyinka dalka Fadlan: Subscribe + Like + ShareWebsite: http://slntv.tv/Facebook: https://www.facebook.com/SLNTVONE/Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhu...
25/10/2021
Qaar ka mid ah Saraakiisha Nootaayooyinka ee shalay ka qayb galay Shirkii ka dhacay Wasaaradda Cadaaladda JSL
25/10/2021
Hargaysa 24-10-2021 waxa xarunta Wasaaradda Caddaaladda JSL ka qabsoomay shir saddex geesood ah kaas oo lagu lafa guraayey Dar-Dar galinta shaqadda iyo wada-shaqaynta Wasaaradda Caddaaladda, Nootaayooyinka, Iyo Dawladda Hoose ee Caasimada Hargeysa.
Ugu horayntii waxa shirka furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda JSL Ahmed Hassan Aw-aden waxa iyaguna ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Mihnadlayaasha Sharci iyo Marin u helida Cadaaladda.
Nuxurka Shirkan Saddex Geesoodka waxa looga dan lahaa is-xog waraysi, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda Cadaaladda, Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Nootaatooyinka Caasimadda.
ALMIS PUBLIC NOTARY
| Monday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Tuesday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Wednesday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Thursday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Saturday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Sunday | 08:00 - 12:30 |
| 16:00 - 20:30 |