ALMIS-Notary

ALMIS-Notary

Share

Almis Public Notary is a Legal Services Provides for the Client

10/08/2025

Garyaqaan Qaasim Ismaaciil Ducaale oo la gudoonsiiyey Shahaado.
Sarkaalka Nootaayada ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE

Photos from Bulsho News's post 10/08/2025
10/08/2025

Qaabkii Ay Xilka Ula Kala Wareegeen Hogaanka Cusub ee Ururka Qareenada iyo Hogaankii Hore+ Hadalada Laga jeediyey

07/01/2024

Our Address
Khayria Street
26June, Duriya
ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE

Photos from ALMIS-Notary's post 13/08/2022

Wasaaradda Caddaaladda JSL iyo Nootaayooyinka goboladda dalka oo iska kaashaday qadhaan Uruurinta Suuqa Waheen ayaa Maanta gudida taakulanta Suuqa Waheen ku wareejiyey Lacagtii ay kaga qayb qadanayeen Qadhaanka Suuqa Waheen.

Photos from ALMIS-Notary's post 30/06/2022

: Daahfurka Adeega Casriyeynta Diiwaan-gelinta iyo Liisan Bixinta Ganacsiga JSL.

Sarkaalka Nootaayadda ALMIS PUBLIC NOTARY Garyaqaan Qasim Ismail Dualeh oo ka qayb galay Daahfurkaasi.

Xafiisyada Nootaatooyinka ayaa qayb weyn ku leh Diiwangelinta Shirkaddaha Ganacsi.

23/06/2022

You can contact us our Whatsapp

Photos from ALMIS-Notary's post 09/11/2021

Welcome to Almis Notary.
Our services include:-
Offer you legal advice.
Handle real estate transfers.
Draft Will and Power of Attorney.
Authenticate documents.
Certified True Copies.
Affidavits.



#2021

26/10/2021

Adeegyada Xafiiska Almis Public Notary u qabto Bulshada:-
1) Kala wareejinta Hantida Guurtada ah iyo Maguurtada
2) Sharciyeynta Wakaaladaha
3) Samaynta iyo sugidda cadaymaha sharciga ah.
4) Samaynta iyo sugidda heshiisyada sharciga waafaqsan.
5) Samaynta iyo sugidda dardaaranadda.
6) Samaynta iyo sugidda lahaanshaha,isla lahaanshaha.

Photos from ALMIS-Notary's post 25/10/2021

Qaar ka mid ah Saraakiisha Nootaayooyinka ee shalay ka qayb galay Shirkii ka dhacay Wasaaradda Cadaaladda JSL

Photos from ALMIS-Notary's post 25/10/2021

Hargaysa 24-10-2021 waxa xarunta Wasaaradda Caddaaladda JSL ka qabsoomay shir saddex geesood ah kaas oo lagu lafa guraayey Dar-Dar galinta shaqadda iyo wada-shaqaynta Wasaaradda Caddaaladda, Nootaayooyinka, Iyo Dawladda Hoose ee Caasimada Hargeysa.

Ugu horayntii waxa shirka furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda JSL Ahmed Hassan Aw-aden waxa iyaguna ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Mihnadlayaasha Sharci iyo Marin u helida Cadaaladda.

Nuxurka Shirkan Saddex Geesoodka waxa looga dan lahaa is-xog waraysi, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda Cadaaladda, Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Nootaatooyinka Caasimadda.

ALMIS PUBLIC NOTARY

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Khayria Street
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Tuesday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Wednesday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Sunday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30