Dallada hanaqaad
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dallada hanaqaad, Political organisation, Hargeisa.
Muuse & Ciro Kala Dadnimo Wanaagsan
Muwaadin Ucodee Isbadalka
Isbadal khayr-Qaba
Maalintii 6aad ee wacyigalinta Dallada hanaqaad ee xisbiga Waddani
05/10/2024
Maalintii Shanaad & Shaqadii wacyigalinta Dallada Hanaqaad ee Xisbiga Waddani
Gurigii lagaga Dhawaaqay jamhuuriyada Barakaysan oo Darxumo Badani ka Muuqato
Dallada Hanaqaad oo wacyigelin ka samaysey Sariibada Qudhacdheer ee Degmada Maxamuud Haybe iyo Saylada Xoolaha ee Magaalada Hargaysa.
Waxanu dadka ku wacyigelin oo aanu Fahamsiinayey qaabka ay ugu Codaynayaan Xisbiga Waddani, ilaalinta iyo adkaynta Kaadhadhka Codbixiyayaasha waxanu kale oo aanu sharaxney barnaamijka Xisbiga Waddani.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
252
