28/10/2026
Macmiil,
Haddii aad degan tahay mid ka mid ah xaafadaha hoos ku xusan, maanta oo ay taariikhdu tahay 28/10/2026 waa kalkii biyo-qaybinta ee xaafaddaada.
————————————————————————————————
Biyaha maanta ayaad u leedahay. Fadlan ka faa’iidayso isla markaana hubi inay biyuhu ku soo gaadheen.
Waad ku mahadsan tahay wada-shaqayntaada.
Haddii aad wax cabasho ah aad qabto fadlan la xidhiidh numberka adeegga macaamiisha 9222 Telesom/Somtel.
Wakaaladda Biyaha Hargeysa.