Maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa Cabdilaahi beershiya oo saaka ka qayb galay Munaasibada Furitaanka kawaanka Hodan.
Wakaaladda Biyaha Hargeysa
Wakaalada Biyaha Hargeysa waxay u taagan tahay siday shacbiga ku dhaqan Hargeysi u heli lahaayeen Biyo ku filan oo nadiifa.
Alexander Grieb,Xidhiidhiyaha Mashruuca Biyaha Hargeysa u qaabilsan Shirkadda CES oo ah Shirkadda Ka Masuulka ah Koormeerida iyo Ilaalinta Tayada ...
Maareeyaha iyo wafti oo hogaaminayay oo kormeeray Tijaabada farsamo ee xadhig ka jarka mashruuca biyo balaadhinta caasimada ee furitaanka wajigiisa labaad...
wakaaladda biyaha ee Hargeysa iyo qaar kamid ah guddiyada 15-ka xaafadood ee biyogalintu u socotay oo isla qaatay sidii guryaha loogu tallaali lahaa biyaha iyo xidhidda saacadaha.
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Guddiyada 15-ka xaafadood ee hawsha Biyo-gelintu gabagabada u marayso oo maanta ka wada shirey dhammaystirka Biyo-galinta xaafadaha.
Heshiiskii Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Guddida 15-ka Xaafadood oo Gaadhay Gebogebo, Beeb-dhigistuna Gashay Marxaladihii Ugu Dambeeyey
19/03/2026
Ciid Mubarak. 🌙✨
21/02/2026
Sawirada xaflada xilwareejinta...
Yuusuf Maydal Cumar oo Ku Hadlay Afka Gudidda 15-ka Xaafadood
Suldaan Axmed Jaambiir oo Taariikhdii Biyaha Hargeysa Ka Jeediyay Xafladdii Xil-wareejinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa
Khudbad Sabootin iyo Dardaaran Xambaarsan: Maareeyihii H**e ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Ka Hadlay Xafladdii Xilwareejinta...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
X. Daryeelka Macamiisha: 9222
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
