Halkani Waa Baxrain oo imika lagu bilaabay
Iran ilaa imika awoodeeda isma dhimayso
Wadaag Media
WAA PAGE KA XAMSE ALI IBARAHIM KU XIDHNOW 24 hours
Askarigii Marekanka ahaa ee maanta diyaaradiisa gantaalka lagu dhuftay oo meel cidla ah ku soo dhacay iyo nin Kuwait ah. “oo Meel Cidla ugu Tagay
Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada bariga dhexe
Imika ma kuraastuu Salaamaya Ninkaa Weyni
Xukuumadii vlog yada
Xukuumadan Mashruuca ugu weyni waa Video la
Iska duubo
Badhtamaha Hargeisa
Ninkaasi iyo ubadkiisu aad bay u Dhibaataysanyihiin Waxay ubaahanyihiin caawimo deg deg ah Shacabka Somaliland Ha Loo kaco.
04/07/2025
KA DANBEEYOW KU QUUS QAADO !!!
Wiilka dhalinyarada ahi ee halkan idiinka muuqda
Wuxuu ka tirsanaa Taageerayashi Xisbiga Wadani Wuxuu dhaawaca Xuni ka soo gaadhay
Mudahaaraadyadii ayay Dhigi jireen xisbiga maanta Talada dalka hayaa ee Wadani
Dhalinyarooy yaanu siyaasi danaysta ahi ku gaarin dantiisa iyo kursiga uu Rabo
U dood oo Taageer balse marka uu guusha uu gaadho uu ku ilaawo waa xanuun aad u weyn
Hadaad caafimaad qabto noloshada horaad u
Sii wadan kartaa laakin markaad Naftaada khatar
Ugaliso oo aad curyaan u noqoto isaga dartii
Waxay kugu noqonaysa xanuun labaad
Cid kuu maqan iyo ceel kuu qodan midna ma jirto aan ka ahayn familkaaga
15/06/2025
Telefishanka Isr..iil ee channel 13 ayaa baahiyaya muuqaal israiliyiin iskaga cararay xeebta Telaabib iyagoo ka baxsanaya gantaalada iiran ku ganayso wakhti xaadiranka
15/06/2025
Gantaalladii u horreyay ee Iran ayaa gaaray Israa’iil, kaddib weerar gantaallo ballistic-ga ah oo ay Iran ku qaaday gudaha Israa’iil.
Hargeisa Hadhwanaag
Warkan uu sheegayo hada Shalay Buu sheegay ilaa imikana Sawiraantii lama hayo. Nin lumay baa la leeyahay madaxweynaha keny la kulmayaa
Wadaag Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
