Dallada Dhalinyarada Ee Hayaan

Dallada Dhalinyarada  Ee Hayaan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dallada Dhalinyarada Ee Hayaan, Political organisation, Hargeisa.

17/10/2024

Guddomiyaha Dallada Hayaan , Mudane Xuseen Jamaal Cali ,Waxa uu Wareegto oyin Guddomiye oo sumadeedu TIX: GUD/HYDO/14/0ct/2024 Tahay Kaas oo uu magacabis ku sameeyay Qaar kamida Masuuliyiinta Dallada Ee Gobolka Saaxil .
Waxayna Wareegtada Guddomiyhu U dhigneen sidan :

Ku: Dhamaan Xubnaha Dallada Hayaan Ee Gobolka Saaxil
Og: Goloha Sarre Ee Dallada Hayaan
Og: Guddoomiyye Ku Xigeenka Ee Dallada Hayaan {Hargaysa }
Og: Xoghayaha Ee Dallada Hayaan {Hargaysa }

UJEEDO: MAGAABIS XIL
Markaan Arkay : Qodobka 9 aad ,, E e Dastuurka Dallada Hayaan .
Markaan Qiimeeyay : Kartidooda, Aqoontooda, iyo Waayo-Aragnimadooda shaqo.
Markaan Sameeyay Latashi: Gudiddada Sarre Dallada Hayaan .
Markaan Ku Qancay : Inay Xirfad Iyo Xilkasnimo U Leeyihiin Xilka Loo Igmaday .
Waxa Aan Go’aamiyay Laga Bilaabo Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 14/Oct/2024 In Aan U Magaacabay Masuuliyiinta Hoos Ku Xusan Xilalkan Soo Socda.

No Magaca Masuulka Xilka Loo Magcaabay
1 Saleebaan Biixi Yuusuf Guddomiha Dallada Hayaan Ee Gobolka Saaxil
2 Nuura cumar faarah G/Kuxigeenka Dallada Ee Gobolka Saaxil
3 Mustafe Cali saleban Xoghaya Dallada Ee Gobolka Saaxil
4 Maxamed Jamaal Cali Khasnajiga Dallada Ee Gobolka Saaxil
5 Siciid Cabdi Jaamac Af-Hayeen Dallada Hayaan Ee Gobolka Saaxil

Waxaan Rajaynayaa Inaad Xilkaasi U Gudataan Si Hufan Oo Xil kasnimo Leh, Waxanan Alle ka baryayaa inuu xilkaas idinku asturo .

ALLA MAHAD LEH
Xuseen Jamaal Cali
Gudoomiyaha Dallada Dhalinyarad Ee Hayaan : ________

17/10/2024
08/07/2024

إن العين لتدمع وإن القلب ليحزن وإنا على فراقك لمحزونون ...
ولا نقول إلا ما يرضى ربنا " إنا لله وإنا إليه راجعون"
Alle ha u naxariisto Dallada Dhalinyarada ee HAYAAN waxay Tacsi u diraysaa Alle Haw naxariistee Dr abikariin Maxamed Hooyadii oo ku geeriyootay Alle Waxaan ugu Baryaya Inuu Jannadii Fardawsa Ku macsuumo, Qosykii Iyo Ehelkii Ay kabaxdayna Samir iyo Iiman Saadiqa Alle ha Ka Siiyo

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa