29/10/2024
Tacsi !
Alle naxaristii jano ha ka waraabiyo Marxuum Gaashaanle Sare Faarax Jaamac Nuur, oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa.
انا لله وانا اليه راجعون.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geelle Hassan, Police station, Hargeisa.
29/10/2024
Tacsi !
Alle naxaristii jano ha ka waraabiyo Marxuum Gaashaanle Sare Faarax Jaamac Nuur, oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa.
انا لله وانا اليه راجعون.
23/10/2024
Halbawlayaasha Nabada Alle ka sakow
Muuqal goor dhawayd Hargeisa oo Rooban aan ka duubay!
Diin iyo difaac qaran oo is garab Socda.
25/06/2024
It is a day for Somaliland!
Happy indpendence given by the Brithish to the land of Somaliland 26 june 1960.
26/05/2024
Alleh Ha u naxariisto Suldaan Barre Xaaji Xussen Caraale oo ku Geeriyooday Hargeysa .
22/05/2024
Kuliyadda Ciidamada Qaranka JSL Cabdilahi Askar
Sanadii 2019
Diyaar garowga 18 May Iyo Barxada Khayriyadda
11/05/2024
Hambalyo
Gaashaanle Sare Cabdi Cali Xayd Oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Xubno ka mida Ciidamada Qalabka sida iyo Diyaar garowga 18 May!
Fiid mise Subax h**e, hadaad Miiga wax ka taqaan ✌️
Ciid Iyo Maalin Shaqo