FARIID NOTARY PUBLIC situated in down town, Hargeisa, Somaliland.
you can reach us 063-6771172 or [email protected]
Fariid Public Notary
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fariid Public Notary, Notary public, Facing west side of Oriental Hotel, Hargeisa.
Fariid Public Notary
Nootaayada sharciga ee Fariid waxay kuu qabanaysaa dhamaan adeegyada sharci ee aad u baahan tahay, sida heshiisyada labada dhinac, cadaymaha ama nooc kasta oo heshiis sharciyad u baahanba.
sidoo kale waxay kuu qabanaysaa adeegyadan:
1. Turjumada (Translation) heshiisyada ku qoran af-Soomaali ama Af-Ingiriisi.
2. Heshiiyada oo laguugu qori doono : Af-Ingiriisi, Carabi, Faransiis ama Talyaaniba.
3. Sharciyaynta iyo hubinta xeerarka ururada ama shirkadaha
4. Isku turjumida luuqadaha sida :
Soomaali- carabi, Carabi - Somali.
# Somali-Ingiriisi, Ingiriis - Somali.
# Faransiis - Somali, Carabi ama Ingiriis.
# Talyaani - Somali, Soomaali-Talyaani. iyo IWM.
Wixii intaa dheer fadlan nagala soo xidhiidh
Tell: 063-6771172 ama [email protected] ama nagusoo booqo xafiikayaga oo ku yaala kasoo horjeedka galbeed ee hotel Oriental.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Facing West Side Of Oriental Hotel
Hargeisa
