Wakaaladda biyaha Hargeysa oo xaafadihii heshiiska la gashay beebabkii u dhigtay...
Mohamed Ali Ahmed Darod
Former General Manager, Hargeisa Water Agency (HWA) and Politician
Kulan ki Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida...
"Golaha ayaanu u jeedinaynaa waxay qabatay wakaalada biyaha Hargeysa" ... Xildhibaan Axmed
Reer Hargeysa waxaan leeyahay isku duubni ayay markasta wax ku qabsanayna ...
14/01/2026
Rabbi ha janneeyo halgamaa Yuusuf Kirix Cawad oo maanta Hargaisa ku geeriyooday.
Yuusuf waxa uu ka mid ahaa halgamaayadii naftooda u huray ee duurka u galay isagoo da’yar dalka aynu maanta haysano.
Mudadii ka danbaysayna waxa uu kamid ahaa odayaashii ka qayb qaatay dhismaha dowladnimada, dib u dhis kedibna waxa uu muddo dheer u soo shaqaynayay qarankiisa.
ILAAHAY Samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii, qaraabadii iyo qaranka Somaliland ba.
"Waxaanu Markhati Ka nahay Wakalada Biyaha Hargeysa Horumarka ay Gadhay" ... Wasiir Xuseen Axmed Caydiid
Labadan Mashiin ee Waaweyn oo Dabka Siinayey 7 Ceel oo Cusub oo la Qoday Sanadkii H**e...
Munaasabadda Saxeexa Heshiiska Biyo-gelinta Xaafadda 7-aad ee Al-Rishaad, Degmada ibraahim koodbuur...
Saxeexa Heshiiska Biyo-gelinta Xaafadda 7-aad ee Al-Rishaad, Degmada ibraahim koodbuur...Maareeye Ku Xigeenka WBH
Munaasabadda saxeexa heshiiska mashruuca biyo-gelinta Xaafadda 6-aad ee Siinay, Degmada Axmed Dhagax.
Saxeexa Heshiiska Biyo-gelinta Xaafadda 6-aad ee Siinay, Degmada Axmed Dhagax.
Dawladnimadu Waxay Ku Dhisan Tahay Shacabka, Biyuhuna Waxay U Baahan Yihiin Maalgashi Balaadhan ...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Hargeisa
