31/05/2026
๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฆ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐-๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ:๐ฏ๐-๐ฌ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, (๐๐ฆ๐)- Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa Xarunta Mac-hadka ee Magaaladda Hargeysa Tababar ugu soo xidhey ๐๐ ๐๐ฎ๐๐ง๐จ๐จ๐ oo ka tirsan ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ee Wasaaradaha iyo Hayโadaha Dawladda.
Tababarka oo ku saabsanaa ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐จ-๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข (๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ), ayaa waxa ka faa'iideystey Hawl-wadeenno ka-kala socda ๐๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ๐จ๐ oo Dawladda ah.
Ugu h**eyn, waxa halkaasi ka hadashey Agaasimaha Waaxda Tababaradda ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, waxaaney si wadajir ah uga mahad-naqdey ka faa'iideystayaasha Tababarkan muhiimka ah & khabiirkii mudada dhawrka cisho ah Tababarka bixinayey. Agaasime Nuura, waxey ku ammaantey Tababar-qaateyaasha sidii xil-kasnimadda laheyd ee ay u dhawreen ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ & ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ u dejisan Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ee ku saabsan dhawrista ๐ฐ๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฒ๐๐ฒ.
Dhinaciisa, Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐ oo si rasmi ah Tababarka usoo xidhey, ayaa ๐ฎ-๐ฆ๐๐ก๐๐-๐ง๐๐ช๐๐ฒ Waaxda Tababaradda ee soo qaban-qaabisey Tababarkan muhiimka u ah Wasaaraddaha iyo Hayโadaha dawladda & ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฒ oo ah Macalinka bixinayey Tababarka, waxaana uu ka faa'iideystayaasha Tababarka ๐ค๐ฎ-๐๐๐ค๐๐๐ฒ๐๐ฒ iney aqoontii ay qaateen uga faa'iideeyaan Wasaaraddaha iyo Hayโadaha dawladda ee ay ka hawl-galaan.
Gabo-gabadii, Agaasimaha Fulinta ayaa Shahaadooyinkii ay muteysteen guddoonsiiyey ka faa'iideystayaashii Tababarka ๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ oo socdey muddo shan cisho ah.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).
26/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ฅ-๐๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐
๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐-๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐.
๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐- ๐๐- ๐๐๐๐, (๐ช๐บ๐ฐ)- Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐ฆ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ waxa uu farxadda munaasibadda Ciidal-Adxaa awgeed uu Hambalyo u dirayaa guud ahaan; ๐ด๐๐๐๐๐๐๐ & ๐ฏ๐๐๐-๐๐๐
๐๐๐๐๐๐
๐ ๐ด๐๐-๐๐๐
๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐, ๐จ๐๐
๐๐๐
๐, ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐บ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐ ๐น๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐ผ๐๐๐
๐
๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐, waxaana uu ILAAHAY uga baryayaa inuu ka aqbalo ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ข ay soo guteen ๐๐จ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ-๐๐ข๐ฃ๐ฃ๐.
Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladdu, waxa u-rejaynayaa iney ku ciiddaan ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐-๐ช๐๐๐๐, isaga oo ILAAHAY ka baryey inuu sannadkan kiisa kalena ku gaadhsiiyo ๐๐๐๐๐-๐ช๐๐ & ๐๐๐ซ๐ฐ๐๐๐ช๐จ.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).
25/05/2026
๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐๐ผ๐ผ๐บ๐ฒ๐.
๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ: ๐ฎ๐-๐๐ฑ-๐๐๐๐, (๐ช๐บ๐ฐ)- Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka sare ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ayaa waxa Shir-guddoominayey Ku-xigeenka Agaasimaha fulinta ee dhinaca Waxbarashadda iyo Cilmi-baadhista, ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฅ ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ.
Ugu h**eyn, waxa ๐๐ข๐-๐ฎ-๐๐๐ ๐ข๐ฌ balaadhan lagu sameeyey qodobadda qabsoomey Todobaadkii h**e iyo kuwa wali hir-galintoodu socdaan.
Guud ahaan Agaasime-waaxeedyadda, ayaa si faah-faahsan uga war-bixiyey ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก ee u qabsoomey Waaxyahooda iyo hawl-qabayadda socda.
๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐๐๐๐, ayaa sheegtey iney goboladda; ๐๐ฐ๐๐๐ฅ, ๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ, ๐๐๐๐ฑ๐ข๐ฅ & ๐๐๐ง๐๐๐ ay ku fidinayaan Tababaradda gaagaaban ee lagu kobciynayo ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ฐ๐ฅ-๐ช๐๐๐๐ ee Shaqaalaha Dawladda, iyada oo qorshuhu yahay in Gobol walba laga fuliyo ๐๐๐๐๐๐ฑ ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก, kaas oo lagaga jawaabayo ๐๐๐๐ก๐ข๐๐ ๐ค๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ-๐ช๐๐๐๐ ee Shaqaalaha Dawladda ee goboladda Ka baxan Caasimadda Hargeysa.
Gabo-gaabadii, Ku-xigeenka Agaasimaha fulinta Mac-hadka, ayaa faah-faahiyey ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ-๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐๐ oo dhawaan isaga iyo Agaasimaha Cilmi-baadhista iyo Maamulka Aqoontu kaga qeyb-galeen Magaaladda Adis-Ababa, kaas oo ay soo qaban-qaabisey Jaamacadda Dawladda ee Ethiopia. Waxa uu Agaasimuhu sheegay iney shirkaas ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐ฎ-๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ก, ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐จ & ๐๐๐๐-๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ay isla soo meel dhigeen Maamulka sare ee Jaamacadda Dawladda ee Ethiopia ( ๐๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ), isla-markaasna ay dhawaan kala sexeexan doonaan heshiis Is-faham (๐๐๐).
๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).
23/05/2026
๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฆ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐-๐พ๐ฎ๐ฏ๐๐ฒ๐ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ:๐ฎ๐ฏ-๐ฌ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, (๐๐ฆ๐)- Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa Xarunta Mac-hadka ee Magaaladda Hargeysa Tababar uga furey ๐๐ ๐๐ฎ๐๐ง๐จ๐จ๐ oo ka tirsan ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ee Wasaaradaha iyo Hayโadaha Dawladda.
Tababarka oo ku saabsan ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐จ-๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข (๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ), ayaa waxa uu socon doonaa muddo Shan cisho ah, iyada oo ka qeyb-galayaan Hawl-wadeenno ka-kala socda ๐๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ๐จ๐ oo Dawladda ah.
Ugu h**eyn waxa halkaasi ka hadashey Agaasimaha Waaxda Tababaradda ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, waxaaney si qotodheer ugu sharaxdey kasoo qeyb-galaayasha ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ & ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ looga baahan yahay iney ilaaliyaan mudada ๐ฌ๐ก๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ah ee uu Tababarku u socdo. Waxa kale oo ay tilmaamtey iney muhiim tahay iney Tababar-qaateyaashu ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฒ๐๐ฒ, Waax ahaan-na ay si dhaw ula socon doonaan.
Dhinaciisa, Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐ oo si rasmi ah Tababarka u furey ayaa ๐ฎ-๐ฆ๐๐ก๐๐-๐ง๐๐ช๐๐ฒ Waaxda Tababaradda ee soo qaban-qaabisey Tababarkan muhiimka u ah Wasaaraddaha iyo Hayโadaha dawladda, waxaana kasoo qeyb-galaayasha Tababarka uu ๐ค๐ฎ-๐๐๐ค๐๐๐ฒ๐๐ฒ iney buuxda uga faa'iideystaan inta uu Tababarkani socdo, isla-markaasna ay Weeleeyaan Casharadda la siin doono mudada shanta cisho ah ee uu Tababarku socdo, ๐ฌ๐ข ๐๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐๐ช๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐.
Dhinaca kalena, waxa uu Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda xusey iney ka go'antahay sidii ay u dabooli lahaayeen guud ahaanba ๐๐ฐ๐จ๐จ๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐ & ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ ee Shaqaale-weynaha Qaranka.
Tababarka ayaa waxa bixineya ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฒ oo loo soo xuley bixinta Tababarka ๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).
21/05/2026
๐๐๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฌ๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฒ๐ ๐๐๐น๐น๐ฎ๐ป๐ธ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ, ๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฒ๐ ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด-๐ธ๐ฎ-๐ท๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ถ๐ฏ-๐-๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐๐ป ๐๐ฎ๐ด๐ ๐ฆ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ ๐๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ: ๐ฎ๐ญ-๐๐ฑ-๐๐๐๐, (๐ช๐บ๐ฐ)- Shirka oo uu Shir-gudoominayey Guddoomiyaha Guddida ๐๐ก๐ง๐ Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda, Mud: ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐, waxa lagu soo bandhigey ๐๐๐ซ-๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐-๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐, gaar ahaana meelaha uu ๐ค๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง.
Agaasimaha Fulinta ee Machadka ahna Xooghaya Guddiga Sare ee Machadka mudane *Maxamuud Siciid Cadaad* ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyey guddidda warbixinta xafiiska Hanti-dhawrka guud Qaranka iyo Qorshaha Miisaaniyadda ee Machadka.
Dhinaca kalena, Mac-hadka ayaa soo bandhigey War-bixinta Waxqabadka Mac-hadka, kaas oo diiradda lagu saarey ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐-๐ก๐๐๐ค๐ฎ, taas oo lala wadaagey guddiga sare ee Mac-hadka.
Sidoo kale Guddiga sare ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ayaa ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐๐ก๐ข๐ -๐ค๐-๐ฃ๐๐ซ๐๐๐ง ๐๐ข๐-๐ฎ-๐ก๐๐๐๐ฒ๐ง & ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง lagu sameeyay Xafiisyadda shaqadda .
Maamulka sare ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, waxa iyaguna Shirka ku wehelinayey Ku-xigeenka Agaasimaha fulinta ee dhinaca Maamulka iyo Maaliyadda, ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐.
๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐๐-๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง;
1. Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ๐๐ก๐ง๐ Guddoomiyaha Guddida Mac-hadka.
2. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ๐๐ก๐ง๐ Gudoomiye Ku-xigeenka Guddiga.
3. Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐ก๐ง๐ Xog-hayaha Guddiga.
4. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
5. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka
6. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).
20/05/2026
๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฑ๐ถ๐-๐๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ค๐ฒ๐๐ฏ-๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ-๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐น๐บ๐ถ-๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐๐ฎ.
๐๐ฑ๐ถ๐-๐๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ: ๐ฎ๐ฌ-๐๐ฑ-๐๐๐๐, (๐ช๐บ๐ฐ)-Ku-xigeenka Agaasimaha fulinta Mac-hadka ee dhinaca Waxbarashadda iyo Cilmi-baadhista ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฅ ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxda Cilmi-baadhista iyo Maamulka Aqoonta, ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐ ayaa Magaaladda Adis-Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia kaga qeyb-galay ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ-๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐, kaas oo ay soo qaban-qaabisey Jaamacadda Dawladda ee Ethiopia Public Service University.
Shirka oo socdey intii u dhexeysay 18th ila 19th May, ayaa waxa diiradda lagu saareyey; ๐๐๐ง๐๐๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ( public sector excellence through innovation and digitilization).
Dhinaca kalena, Masuuliyiinta Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ee shirka ka qeyb-galay, ayaa waxey kullamo gaar gaar ah la yeesheen madax kala duwan oo ka socotay Jaamacadda Dawladda Ethiopia, kuwaas oo ay ka mid yihiin; Agaasimaha Arimaha Cilmi-baadhista Dr.Zerihun Doda, Madaxweyne Ku-xigeenka qeybta Cilmi-baadhista iyo Teknoolajiyada Dr. Mitiku Adisu, Madaxweyne Ku-xigeenka qeybta Waxbarashada Dr. Amanuel Kusie, Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Dereje iyo madax kale.
Masuuliyiinta ka socotey Mac-hadka Shaqaalaha Dawlada iyo Madaxda Jaamacada Dawlada Ethiopia, arrimaha ay kulamaddaas kaga wada hadleen waxa ka mid ahaa; ๐๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐ง๐๐, ๐ค๐-๐ฐ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐ (๐ฃ๐จ๐ข๐ง๐ญ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐๐ฌ), ๐ค๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ (๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ), tababarada iyo sidii layskaga kaashan lahaa horumarinta Manaahijta.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).