Hawlgalka Maalintii sadexaad ee Ciidanka Badda iyo Ilaalada xeebaha ee saldhiga 1aad ee Berbera oo hawgal ka sameeyey xeebaha Gobolka Saaxil
Somaliland Coast Guard
It is the official page of the SL Coast Guard and Sea Defense. We operate alongside the coast of Somaliland.
Somaliland Coast Guard Mission
Somaliland Coast Guard is contributing to a sustainable marine environment and safeguarding the safety and security at sea.
Hawlgalka maalintii 2-aad ciida ay Ciidanka Badda JSL ka fuliyeen xeebaha Berbera
Ciidanka Badda JSL ayaa gargaar deg deg ah ufidiyey sadex qof oo baddu liqday ,,
Sadexdii qofba waa caafimaad qaaban
Ciidanka Badda iyo difaaca xeebah JSL ayaa maalintii 2aad ciida Aldxa samaynaya hawlgalka badbaada muwaadiniinta iyo dalxiisayaasha xeebaha Gobolka Saaxil .
Marnaba k**a caajisayno ilaalinta nafta muwaadniinta ku dalxiisaya xeebahood .
Cidii atagta khatarta dhinaca badda ah hala soo xidhiidho Ciidanka Badda Somaliland
#992 call
Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha JSL ayaa hawlgal ciidan ka sameeyey Xeebta batalaale iyo goobaha lagu dabaasho
26/05/2026
Hambalyada Ciidul-Adxa
Taliyaha Ciidanka Ilaalada JSL Admiral Axmed H**e Haariye waxaa uu hambalyo udirayaa Munaasabadda Ciidal-Adxa awgeed,Ciidamada kala duwan ee Badda iyo difaaca xeebaha Somaliland iyo xaasaskooda iyo sidoo kale Madaxwaynaha JSL Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) M-kuxigeenka JSL Amb : Maxamed Cali Aw Cabdi , Golayaasha Qaranka ee kala duwan iyo guud ahaanba shacabka Somaliland gudo iyo dibadba, Waxaa uu ilaahay ugu baryayaa cibaado wanaagsan, horumar iyo inay badhadheedh gaadho Somaliland
Taliyuhu waxaa uu sidoo kale Hambalyo udiray guud ahaanba shucuubta Islaamka ee manta taagnayd buurta carafa inuu ilaahay xajka iyo cibadada ka aqbalo iyo guud ahaanba umada islaamka ee maalinta bari ah ciidi-doonta
Ciid wanaagsan
Barbaarta Ciidanka Ilaalada Xeebaha dalka , waa dhalinyarada ugu da'da yar ciidanka Difaaca badda dalka
Berbera :
Muqaal Cajiib ah iyo Ciidanka ilaalada xeebaha Gobolka Saaxil
Saylac:
Ciidanka Ilaalada xeebaha JSL ee saldhiga 2-aad Galbeed
Berbera :
Xuska Maalinta qaranimada Somaliland 18 May
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Hargeisa
TALISKAGUUDCIIDANKABADDAJSL
