๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ซ๐๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐
๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ด๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ถ๐ถ 58แด๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐
๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ข๐ผ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐.
โ
โShirkan Waxa Goobjoog Ka Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Saleeban Ibraahim Maxamuud, Agaasime Waaxeedada, Iyo Agaasime Ku Xigeenada,Xafiisyada Xidhiidhka Gobolada Iyo Hanti Dhawrka Gudaha, Xafiiska Warbaahinta Iyo Lataliyayaasha Wasaaradda.
๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
โ
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ
โ
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐
โ
โ๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต, ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ;
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ,
โ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, ๐๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฆ๐.
โ๐-๐บ๐ฎ๐ถ๐น: ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
โ๐๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ถ๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ_๐ต๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ_๐ด๐๐๐ฑ_๐ท๐๐น/
โ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ด๐๐๐ฑ๐ฑ๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ๐ถ๐๐ผ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ/
โ๐ง๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ฃ๐๐ฏ๐น๐ถ๐ฐ๐ช๐ผ๐ฟ๐ธ๐๐๐ฎ๐ป๐ฑ
โ๐ฌ๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ณ๐ฒ๐ฒ๐ฑ/๐บ๐_๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ๐/
Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland
This is the official page of the Ministry of Public Work, Land And Housing of the Republic of Somaliland.
Kani Waa Bogga Rasmiga Ah Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Jamhuuriyadda Somaliland.
26/05/2026
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Hambalyada Ciidul Adxa
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta, waxaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxa u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaan Alle SWT ka baryayaa inuu inaga aqbalo cibaadooyinkii iyo camalladii saalixa ahaa ee aynu soo gudannay maalmahan kheyrka badan, isla markaana uu inagu gallado caafimaad, nabad, barwaaqo iyo midnimo waarta.
Alle ciidan ha inoga dhigo mid shacabka Somaliland iyo guud ahaan ummadda Islaamka u horseedda Nabad iyo xasillooni,โข Is-jacayl iyo walaaltinimo,โข Horumar iyo barwaaqo,โข Iyo isku duubni qaran iyo mid diimeed.
Waxaan si gaar ah ugu ducaynayaa shacabka Somaliland in Alle dalkeenna ku asturo amni iyo horumar, shacabka iyo dowladda-na ku gallado wadajir iyo guul joogto ah.
Ciid Mubaarak ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
Alle haynaga aqbalo acmaasha suubban.
Mudane Saleeban Ibraahin Maxamuud
Agaasimaha Guud Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta
26/05/2026
๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, ๐๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ซ๐๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐
๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ช๐๐
๐๐ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ป๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ๐จ๐ด๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ.
๐๐จ๐๐๐จ-๐๐๐๐ ๐ช๐ ๐๐ก๐ง๐จ๐ ๐๐๐๐๐๐ฌ๐ฅ.
โุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
๐๐-๐ฌ๐-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐ถ๐๐ฎโ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑโ Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Xuseen Axmed Caydiid Isagoo Ku Hadlaya Afkiisa Iyo Kan Shaqaale Weynaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Wuxuu Hambalyo Udirayaa Dhamaan Ummadda Muslimiinta Gaar Ahaan Shacbiga Reer Somaliland Munaasibadda Ciidal Adxa Awgeed.
๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐
๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต, ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ;
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ,
๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, ๐๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฆ๐.
๐-๐บ๐ฎ๐ถ๐น: ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
๐๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ถ๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ_๐ต๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ_๐ด๐๐๐ฑ_๐ท๐๐น/
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ด๐๐๐ฑ๐ฑ๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ๐ถ๐๐ผ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ/
๐ง๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ฃ๐๐ฏ๐น๐ถ๐ฐ๐ช๐ผ๐ฟ๐ธ๐๐๐ฎ๐ป๐ฑ
๐ฌ๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ณ๐ฒ๐ฒ๐ฑ/๐บ๐_๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ๐/
24/05/2026
๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐
๐ฑ๐ฎ ๐ก๐ฎ๐๐ต๐พ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ฒ ๐๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐๐ป๐ด ๐/๐ฟ๐ฎ๐
๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฟ ๐ข๐ผ ๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ ๐๐ต ๐ข๐ผ ๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ท๐ฎ๐ฎ๐ป.
๐ฎ๐ฐ-๐ฌ๐ฐ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ,๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, Shirwaynaha 13aad Ee World Urban Forum (WUF13) Oo Mudo Lix Cisho Ah Ka Socday Magaaladda Baku Isla Markaan Uu Ku Matalayay Wasaaradda Hawlaha Guud Eng Aar.
Ayaa Waxaa Lagaga Hadlayay Qodobo Muhiim Ah Oo Ay Ka Mid Yihiin
- [ ] Hanaanka Casriga Ee Loo Nashqadeeyo Magaalooyinka Lana Jaanqaadaya Isbadalka Cimilada Iyo Adeegsiga Tijnoolajiyada Casriga Ee Lagu Maamulo Dhulka Iyo Nashqadaynta Magaalooyinka.
- [ ] Nidaamka Maamulka Dhulka (Land Iformation System)
Gabagabadii Shirkan Oo Ay Kasoo Qayb Galeen 182 Wadan Oo Ay Somaliland Ka Mid Tahay Ayaa Shirkan Isku Waydaarsatay Aqoonta Iyo Khibrada Hanaanka Casriga Ee Loo Nashqadeeyo Magaalooyinka U Adkaysta Isbadalka Cimilada Iyo Adeegsiga Tijnoolajiyada Casriga.
๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
โ
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ
โ
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐
โ
โ๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต, ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ;
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ,
โ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, ๐๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฆ๐.
โ๐-๐บ๐ฎ๐ถ๐น: ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
โ๐๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ถ๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ_๐ต๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ_๐ด๐๐๐ฑ_๐ท๐๐น/
โ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ด๐๐๐ฑ๐ฑ๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ๐ถ๐๐ผ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ/
โ๐ง๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ฃ๐๐ฏ๐น๐ถ๐ฐ๐ช๐ผ๐ฟ๐ธ๐๐๐ฎ๐ป๐ฑ
โ๐ฌ๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ณ๐ฒ๐ฒ๐ฑ/๐บ๐_๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ๐/
24/05/2026
๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ซ๐๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐
๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ด๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ถ๐ถ 57แด๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐
๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ข๐ผ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐.
24-05-2026 ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐ถ๐๐ฎ โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Xuseen Axmed Caydiid Ayaa Maanta Shirgudoomiyey Fadhigii 57-aad Ee Shirka Agaasime Waaxeedada Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Maanta Qabsoomay.
โ
โShirkan Waxa Goobjoog Ka Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Saleeban Ibraahim Maxamuud, Agaasime Waaxeedada, Iyo Agaasime Ku Xigeenada,Xafiisyada Xidhiidhka Gobolada Iyo Hanti Dhawrka Gudaha, Xafiiska Warbaahinta Iyo Lataliyayaasha Wasaaradda.
๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
โ
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ
โ
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐
โ
โ๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต, ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ;
โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ,
โ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ, ๐๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฆ๐.
โ๐-๐บ๐ฎ๐ถ๐น: ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
โ๐๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ถ๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ_๐ต๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ_๐ด๐๐๐ฑ_๐ท๐๐น/
โ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ด๐๐๐ฑ๐ฑ๐ต๐๐น๐ธ๐ฎ๐ถ๐๐ผ๐๐๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ/
โ๐ง๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ฃ๐๐ฏ๐น๐ถ๐ฐ๐ช๐ผ๐ฟ๐ธ๐๐๐ฎ๐ป๐ฑ
โ๐ฌ๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ: ๐ต๐๐๐ฝ๐://๐๐๐.๐๐ผ๐๐๐๐ฏ๐ฒ.๐ฐ๐ผ๐บ/๐ณ๐ฒ๐ฒ๐ฑ/๐บ๐_๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ๐/
Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalka Ayaa Si Wayn Uga Dhex Muuqday Dabaal Daga Maalinta Qaranimadda Jsl Ee 18 May
19/05/2026
Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalka Ayaa Si Wayn Uga Dhex Muuqday Dabaal Daga Maalinta Qaranimadda Jsl Ee 18 May
17/05/2026
Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Casimadiisa Burco Oo U Dabaal Dagaya Maalinta Qaranimada Jsl Ee 18 May
Muqaalka Guud Ee Xaflada Dabaal Daga Maalinta Qaranimada JSL Ee 18 May
Iyo Aqoonsi
Wasaaradda Hawlaha Guud
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Hargeisa
HARGEISA