Walaalaha go'doonsan ee falastiin oo cirka cunto gargaara looga soo daadinayo.
Allah ha u gargaaro walaalaheen.
Mubarik Jamal
Study University of Hargeisa
Ilahay ha u naxariisto inta ku dhimatay inta dhaawacana Allah ha shaafiyo🤲
15/01/2021
Dhibic malab ah ayaa dhulka kusoo dhacdey, qudhaanjo ayaa aragtey oo dhadhamisey, markey ogaatey inuu waxani malab yahay ayey ka dhaqaaqdey si ay asxaabteedii kale ugu yeedho, hase ahaatee macaankii ayey ka tagi kari waydey, way dhadhamisey mar kale hadana markale ilaa ay gudaha ugashey malabkii .
Markii ay dharagtey ayey damacdey iney ka dhex baxdo malabka, hase ahaatee way awoodi waydey, oo malabkii ayaa sida xabagta ugu dhegey sidaa ayaaney ku dhimatey.
Waxa la sheega iney dunidu tahey dhibic weyn oo malab ah, waxey leedahay macaan aan lasoo koobi karin, qofka dhadhamiya ee ka dhaqaaqa wuu badbaadaa, midka dhex gala ee ku dhex milma badweynteedana wuu halaagsamaa sidey qudhaanjadaasi u halaagsantey oo kale.
Rabbiyow aduunka haka yeelin yoolkayaga ugu weyn.
.
Khaalid Bakayle
08/01/2020
President Muhathir
Tell all Muslims around the world to unite to protect them selves
07/01/2020
Nearly 500.000.000 animals have been killed in Australia firewilds
Somali horay u tiri hadaad Ammaan doonaysid Dhimo, Hadaad Cay doonaysidna Caan noqo 😎
Hbn wngzn zhpyal 👐♥️
11/12/2019
10/12/2019
The Darkest day ever
All birds find shelter during a rain.
But Eagle avoids rain by flying above the clouds.
Problem are common but attitude makes the difference.
A.b.j. Abdul kalam
17/06/2019
انا لاالله وانا اليه راجعون
يرحمك الله يا محمد مرسي 😭😭
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
