Somaliyey dayowdeen
Yaasiin seed
welcome dhamantin asxapey
buurnidu waa ceeb qof wayna waku ceeb 🤣🤣🤣
illahy acmeeshana wanagsan haynoo aqbalo amiin
dadba dadka waala waa tano kale
iidow dhunko 😂😂
02/06/2023
Sahra iyo sayigeeda oo xalay aqalgalay hampalyo reerki dhisma oo dhaqma
23/05/2023
I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
10/03/2023
Dirimaadki laaptay ♥️
Nolosha quruxdeeda
28/04/2022
Casiisa oo ah Xaaskii Sooraan Ismaaciil Sugule Alle Haw naxariistee ayaa Idinka Codsanaysa inaad u ducaysaan madaama oo habeenadii Khayrka badnaa lagu jiro.
“Sidaad iigula ducayn jirteen caawana iigula duceeya 🙏.
Maaha shaqsi kabixi doona qalbiyadeena in badan mana aha shaqsi aynu si fudud ku ilaawi karno IBRAHIM ISMAIL SUGULE AHUN 😭🤲🏻
Waa jimce bishii Ramadaan udanbeeyey waana habeenadii uu ku jiray habeenka kunka habeen ka khayr ka badan ee [laylatul qadriga]ILAAHAY hayna waafajiyo dhamaanteen amiin,
ILAAHAY ayaan naxariistiisa balaadhan mida usaraysa kuu waydiinayaa aniga iyo umada islaamka ah ba sidaad nooga farxin jirteyna ILAAHAY hakaaga farxiyo macii nebi muxamed SCW, hakaayeello amiin.
Caawa ookale aduunka waad nala joogtey lkn isla caawa qabri madow ayaad keligaa ku jirtaa 😭,ILAAHAY waasac iyo nuur hakaaga dhigo qabriga anakana gadaashaa nama fidmeeyo amiin 🤲🏻😰”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Likilike7@gmail. Com
Hargeysa
1234
