Hanaqaad-online

Hanaqaad-online

Share

Assc dhamaan ummada Somaaliyeed ee 100% islaam ka ah walalayaal dhamaantiin waxaan idin Ku SOO dhawaynaynaa � HOYGA HANAQAAD-online oo ad din Qancin doona

29/04/2019

Haku faamin xaasidnimo !!!
Haku seexan ciil !!
Hana hiifin nasibka! H**e u hiigso mumaag fog
Kkkkkkk

31/12/2018
17/12/2018

Fardaha midabkoodu wa IMSA ?
1-- xamar iyo ,,_____ 2...

14/12/2018

Sheg kuma weeye - AQoon yahanku
1 Nin dheer. ??
2 non hantiile ah ??
3 gaaban ???
4 cilmi badan ??
5 nin ----

13/12/2018

Hanaqaadonline

Iyo murtida
Caawa

Photos 13/12/2018

Somaaliyo idil adaan kaala
Soo baxaye
Sedka calafna eebaa qoroon
Guul Ka sugaynaaye
Waxa tahay Suleekhaay Hablaha
Taan ka Saanyadaye
Samirkana ogoow ruux salfudud
Sigay nasiibkiiye

10/06/2018

🍀🍀🍀🍀🍀 XIGMAD☘☘☘

Dadkii wanwanaagsanaa iyo Maalinta Jumcaha : Waxaa jirta Xikmad lagasoo Raray dadkii wanwanaagsanaa ee H**e oo Odhanaysa : Haddii Jimcahaagu Hagaago usbuuca intiisa kalena waa kuu Hagaagaysaa, waxaynu soo sheegnay in Maalinta Jimce ay ku jirto Waqti Ducada La aqbalo, waqtigaasna waxay Culimadu Timaameen inuu ku jiro inta u dhexaysa Casarka iyo Maqribka , Culimadii H**e iyo dadkii wanwanaagsanaa waxay ahaayeen Qaar marka ay Salaada casar Tukadaan aan ka bixin Masaajidka cidna aan la hadlin ee Baryo iyo Cibaado alle ku qaabila ilaa inta ay Qoraxdu ka dhacayso sida in badan lagasoo raray, hadaba aan Baryada badino waqtiyada wanaagsana aan ka faa'iidaysano Baahideenana aan alle weydiisano Ummada muslimiinta ahana aan Baryadeena ugu shafeecno (jamciyadda Al-Nuhuud)

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


143 Street
Hargeysa
002522

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 22:00