sarakiisha gtdda 24 aad khalid binu waliid oo Hogamiye kornel Diyaar Cabdisalasn kusugan degmada xaradhere gobolka galmudug🇸🇴🫡Daljir Iidaadi🦁
Guutadda 24'aad Khaalid Binu Waliid
"Daljir taaganoo, Dalka daafacaan nahay!."
Raga halista ku ciyaroDiyaar Cabdisalasn
KornelDiyaar Cabdisalasn
Hogamiyaha kaliye aragisa lugu farxo guleyso mar walba🇸🇴🫡Diyaar Cabdisalasn
Taliyaha guttda 24 khalid buni waliid g/le dhaxeDiyaar Cabdisalasn oo Mal mahan kusugna degmda xaradhere gobolka gal mudug u tagan shaqada kharanka guleyso taliye🇸🇴🫡
Hogamiye kornelDiyaar Cabdisalasn
Ciyar Qurux badan oo u dhaxeyso cxd & dhanliyarada degmdada xaradhere Hogamiye Diyaar Cabdisalasn guleyso 🦁📸Daljir Iidaadi gobolka galmudug🩵
Hogamiye dacad ah🇸🇴🦁
Taliyaha gt 24 aad khalid binu walid kornelDiyaar Cabdisalasn ayan manta macawisleyda degmda xaradhere ku boqday halkas ayuna kula dar darmay sida kooxaha arxanka daran ee Naf la cariga ah loga sifeyn lahaa Melaha yar yar ah eey ku dhuma leysanan 🦁🇸🇴 Daljir Iidaadi degmda xaradhere📸🦁
Guuttda 24 aad khalid binu waliid🥷🇸🇴🦁
Taliyaha guttda 24 aad khalid binu walida g/le dhaxe Diyaar Cabdisalasn aya manta so garay degmda xaradhere halkas aay ku sugan yihiin cutubyo ka tirsan cidanka xoga dalka somaliyed gar ahan guttda 24 aad ee qeypta 21 aad cidanka dhulka guul ama geeri Daljir Iidaadi degmada xaradhere🇸🇴☠️🦁
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
DHIRTA & DAAQA
Hobyo
00000
