Maamulka Degmada Mahaday

Maamulka Degmada Mahaday

Share

Mahaday District

Photos from Maamulka Degmada Mahaday 's post 23/12/2022

Gargaarkii ugu Horeeyay oo la gaarsiiyay Shacabka Degmada Mahadaay.

Iyadoo dhawaan aanu halkani ku baahinay warbixino la xiriirta in degmada Mahadaay ay ku soo barakaceen dad badan oo ka soo cararay Al-shabaab, islamarkaana ay u baahanyihiin gurmad deg deg ah, ayaa maanta dadkaasi waxaa soo gaaray gargaarkii ugu h**eeyay.

Maamulka degmada Mahaday, Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboledka Hirshabeele iyo Saraakiil Ciidan oo Goobta raashin qeybinta ku sugnaa ayaa ku baaqay in shacabka Mahadaay ku soo barakacay laga war haayo.

22/12/2022

‎إنا لله وإنا إليه راجعون
‎إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Allah ha u naxariisto Dhamme Cabdirashiid Axmed Cabdulle iyo ciidamada kale ee saakay ku geeriyooday qaraxa lagula eegtay degmada Mahadaay.

Ciidamada ku dhaawacmay waxaan u rajaynaynaa in Allah SWT uu siiyo caafimaad deg deg ah.

Photos from Maamulka Degmada Mahaday 's post 17/12/2022

Xil wareejintii Maamulka Degmada Mahaday.

Gudoomiyihii h**e Ahmed Xusen Afrax oo ku wareejiyay xilka gudoomiyaha cusub, Salax Ahmed Abukar (Wiish).

Sidoo kale Hogheeyihii h**e Cabdullahi Cali Furuqle ayaa xilka ku wareejiyay xog heeyaha cusub Cabdirisaq Maxamed Cabdulle (Marshaale).

Waxaa goobjoog ahaay xaflada xil wareejinta wakiilo ka socday maamulka Gobolka Sh Dhexe, Wasiiro & Xildhibaano ka socda Hirshabelle State.

4 December 2022

16/12/2022

Waa page ka rasmiga ah ee Maamulka Degmada Mahaday Weyn

Want your business to be the top-listed Government Service in Jowhar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jowhar