14/04/2024
https://aceproject.org/ace-en/topics/es/esd/esd02/esd02a/mobile_browsing/onePag
ACE
In many respects, the strongest arguments for PR derive from the way in which the system avoids the anomalous results of plurality/majority systems and is better able to produce a representative legislature. For many new democracies, particularly those which face deep societal divisions, the inclusi...
05/05/2022
Murashax Mohamed Adan Daahir ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #135 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.
Golaha Shacabka
.
05/05/2022
Waxaa hadda bilaabanaya Doorashada Kursiga Tirsigiisu yahay HOP #135. Oo ay isu diiwaangeliyeen ilaa 3 Murashax oo kala ah;
1. Amran Hussein Isaq
2. Mohamed Aden Dahir
3. Mohamed Nor Hussein.
Ku xirnaaw Page-Ka guddiga Doorashada Hirshabeelle si Aad uga bogato warbixinada doorashada Hirshabelle.
Golaha Shacabka
05/05/2022
Murashax Mohamed Abukar Islow ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #141 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.
Golaha Shacabka
.
05/05/2022
Waxaa shahaada la gudoonsiiyay Muraxshxiinta kala ah kursiga tirsigiisu yahay GSH # 141
1. Mohamed Abukar Islow
2. Abdullahi Nur Mohamed
Golaha Shacabka
.
05/05/2022
Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135
1. Amran Hussein Isaq
Golaha Shacabka
.
04/05/2022
Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135
1. Mohamed Adan Daahir
Golaha Shacabka
.
04/05/2022
Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135
1. Mohamed Nor Hussein
Golaha Shacabka
.
03/05/2022
Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaacinayaa Guddiga Xulista Ergada (GXE) kursi ka mid ah kuraasta caasimadda ee Jowhar
✅HOP #135
*Ogeeysiis*
Jadwal dorashada Waa sida tan;
04/05/2022. Diiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta.
05/05/2022: qabashada doorashada.
Wabilaahi Towfiiiq
Golaha Shacabka
01/05/2022
Murashax Sharief Sheikh Axmed ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #146 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.
Golaha Shacabka
.