Ciidamada Booliska iyo kuwa Daraawiishta Dowlada Hirshabelle oo xalay howlgalo lagu sugayo Amniga ka qabtay Xaafadaha magaalada jowhar
Telefishinka HirShabeelle
Bogga Rasmiga ah ee Telefishinka Dowladda Hirshabeelle.
TOOS ;- WARKA HABEENIMO EE TELEFISHINKA DOWLADDA HIRSHABELLE
01-06-2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Hirshabeelle oo Jowhar ka furtay Madasha Isku-dubaridka Sanadlaha ah.
Sammo Haji
QODOBADA WARKA TELEFISHINKA DOWLADDA HIRSHABELLE
Fatuuxa Ibraahim Da'ud
TOOS BARNAAMIJKA XOGSIDE EE TELEFISHINKA DOWLADDA HIRSHABELLE
"Sharaf weyn ayay noo tahay in Jowhar ay martigeliso madashan, taas oo muhiim u ah horumarka iyo isku-dubaridka howlaha dowladda iyo hay’adaha wada shaqeeya."
Guddoomiyaha degmada Jowhar ahna Duqa Caasimadda, Cismaan Maxamed Muqtaar (Baarey).
"Madashan waxay xoojinaysaa iskaashiga ka dhexeeya dowladda, degmooyinka iyo hay’adaha wada shaqeynta la leh."
Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Maxamed Sheekh Cabdi Xandoow.
"Wada shaqeynta dowladda iyo bulshada ayaa saldhig u ah horumar iyo xasillooni waarta."
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabeelle, Cali Cismaan Ibraahim.
"Isku-dubaridka qorshayaasha horumarineed wuxuu horseedayaa adeegyo hufan iyo maamul wanaagsan."
Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle, Cabdiraxiim Ciise Caddow.
"Waxaan rajeyneynaa in madashan ay kasoo baxaan qorshayaal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo deegaanada Hirshabeelle."
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle, Cabdullaahi Cadaay Xasan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jowhar
00100
