07/12/2025
Jowhar 07-December, 2025 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabeele Garyaqaan Garaad Axmed Caddow, oo magaalada Jowhar uga qeyb-galay shir muhiim ah oo ku saabsan Amniga.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa ciyaal weerada iyo isticmaalka daroogada noocyadeeda kala duwan ee dhalinyarada ku soo badanaya gudaha magaalada Jowhar
Kulankaan waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdullhi Maxmuud Gaacl,waxaana ka qeyb galay saraakiisha amniga, xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmda Jowhar, guddoomiyayaasha afarta waaxood iyo odoyaasha dhaqanka.
Kulankan ayaa lagu goโaamiyay in la dardargeliyo wacyigelinta bulshada, ilaalinta amniga iyo sameynta qorshe mideysan oo lagu xakameynayo falalka dhalinyarada dhibaatada leh.
23/11/2025
Muqdisho: 22, November-2025, Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Hirshabelle Garyaqaan Garaad Ahmed ayaa magalada muqdosho uga qeyb-galay Maalinta 1aad ee ๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐-๐๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐, kaas oo diiradd lagu saaray horuumarinta garsoorka isla xisaabtanka iyo xoojinta kalsoonida shacabka ee hey,adaha Cadaaladda .
Shirweynaha ayaa waxaa ka qayb galay madax sare oo ka tirsan dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, bahda caddaaladda iyo bulshada rayidka, iyadoo la yeeshay dood wadaagyo wax ku ool ah oo ku saabsan xoojinta nidaamyada hayโadeed, dib-u-habeynta sharciga, isla falgalka nidaamyada rasmiga ah iyo kuwa aan rasmiga ahayn iyo dhijitaaleynta shuruucda.
Dowladda Hirshabelle Waxaa shirkaan uga qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle, Mudane Cabdifitax C/qadir Cadow, Xeer-ilaaliyaha guud ee Hirshabelle, Agaasimaha Guud Ee wasaradda cadaalada iyo xubno kale oo ka socda bahda garsoorka kuwaa oo qeyb ka ah Shirkan muhiimka ah.
DHAMMAAD
06/11/2025
๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ง.
๐๐๐ฅ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ :06, November 2025;
Shirkii khamiislaha ah ee Bahda Garsoorka Gobolka hiiraan ayaa Waxa uu ka qabsoomay Magaaalada Beledweyne.
Shirkaan ay yeeshen Bahda Cadaaladda waxaa Shir gudoominyay Wasiir wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Garsoorka Hirshabelle, ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ญ๐๐ก ๐๐๐๐๐ฎ๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐จ๐ฐ,Oo ay wehliyaan Xeer ilaakiyaha Guud Ee hirshabelle ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐จ๐ฐ, Guddoomiyaha Cuusb Ee Gobolka Hiiraan Mudane ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐ฆ๐๐,
Ajandaha Shirka Garsoorka Dowladda Hirshabelle, ayaa ahaa wada shaqeeynta garsoorka iyo odayaasha dhaqanka iyo Wada shaqeyn Guud oo dhex marta bahda Cadaaladda iyo bulshada.
Markii uu soo idlaaday Shirka, Mas,uuliyiintu Waxa ay booqdeen xabsiga dhexe ee degmadda beledweeyne oo dhawaan dayactir lagu sameeyey.
ayagoo balan qaaday in ay dardargalin doonan howlaha wangsan ee Garsoorku u haayo Bulshada.
04/11/2025
Sawiro:Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Hirshabelle Garyaqaan Garaad Ahmed Caddow, oo howlo shaqo u joogo Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa mid mid u kormeeray Xafiisyada ay ku shaqeeyan Maxkamadaha Gobolka Hiiran.
Xeer-ilaaliyaha waxaa kormeerka Ku wehlinyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Oo dhankiisa kormeeray howlaha Cadaaladed ee bulshada uu haayo garsoorka.
Garaad Ahmed Cadow, Xeer-ilaaliyaha guud ee Hirshabelle ayaa sidoo kale wasiirka Kaga warbixiyay Nolosha maxaabista ku xiran xabsiga magaalada beledweyne oo qeyb ka ah goobihii ay kormeereen mas'uuliyiinta.
DHAMMAAD
18/10/2025
"๐ช๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป"
Maxkamadda Degmada Beledweyne waxa ay ku wargelineysaa ๐๐๐ฐ๐ข๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฐ๐๐, deggan Magaaalada Laas-caanood ee gobolka sool, in ay Maxkamadda ka taallo dacwad Qoys ah,
Waxaana la farayaa in uu Maxmadda ku hor yimaado muddo 40 maalmood gudahood ah.