Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia

Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia

Share

Ministry of Commerce and Industry -Hirshabelle state of Somalia. State.

Is responsible for Promoting Trade, Reform industries , Investment and Economic Development within Hirshabelle.

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 30/03/2026

Jowhar: 30-Maarso-2026
Maalinta 3aad Ee Tababarka Sare u qaadista Aqoonta iyo Xirfadaha Shaqaalaha Wasaaradda

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Hirshabelle Marwo Iqra Omar Mohamed ayaa soo xirtay tababar Mudo 3 maalin ah u socday Shaqaalaha Wasaaradda.

Agaasimaha ayaa markale kula dardaarmay in aay shaqaalaha si hufan ugu Adeegaan Bulshada Hirshabelle.

DHAMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xirirka Bulshada
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle.

[email protected]
Www.moci.hs.so

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 29/03/2026

๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐Ÿ๐Ÿ—-๐Œ๐š๐ซ๐ฌ๐จ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž.

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐” ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š.

Waxa maalinti 2aad tababar uga Socdaa Magaaladda Jowhar shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, tababarkan oo ujeedkiisu yahay in aay Wasaaraddu Yeelato shaqaalo u heelan una tababaran u Adeegista Muwaanadiniinta ku nool Hirshabelle.

Aqoon iskugu Jirto Aragti iyo Xirfado iskugu Jiro Mixnadaha Qorista qorshooyin shaqo, Diyaarinta araaji Mashaariic, Qiimeynta iyo Dabagalka mashaaricda, Aqoonta Iibta Dowladda (Public Procurement), Sil-silada marinka adeegyada (Supply Chain), sharuucda iibka iwm ayey ku korosan doonan inta uu socdo Tababarka oo mudo 3 maalin ah loo qorsheeyay.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Adeega Bulshada
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Hirshabelle State Somalia
Info.moci.hs.so
Www.moci.hs.so

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 28/03/2026

Jowhar-๐’๐š๐›๐๐ข: ๐Ÿ๐Ÿ–-๐Œ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐จ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐” ๐๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š.

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabelle ayaa maanta Tababar Wijigiisa Labaad ee Dhisida Aqoonta Shaqaalaha Wasaaradda Jowhar ugu Furtay.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle Ahna Ku Simaha Wasiirka Mudane Maxamed Yusuf Colow oo aay Wehliso Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Marwo Iqra Cumar Maxamed ayaa si wadajir ah u daah-furay tababarkan waxayna si guud shaqaalaha kula dar-daarmeen in aay ka faaโ€™ideystan tababarkan kana karoorsadan aqoonta Muhiimka u ah Waaxaha kala duwan ee Wasaaradda.

Tababarkan oo daba socdo Tababbaro aay horay uso waday Wasaaradda Ganacsiga oo aay ka taageereyso Hadโ€™adda UNIDO oo qeyb ka ah Mashruuca JOSP waxa ka faaideysano Waaxaha kala Duwan Ee Wasaaradda.

Tababarkan ayaa maanta Diirada lagu saaray hagaajinta iyo Diyaarinta Qorshaha Wasaaradda, Qiimeynta Guulaha Mashaaricda, Diyaarinta Qorista Codsiyada Mashaaricda iyo Maamulkoda- Tababarkan waxa uu socon doonaa Mudo 3 Maalin ah.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda ayaa sigaar ah kula dardaarantay shaqaalaha ka faaideysanayo tababarkan iney cilmiga aay barteen ugu adeegaan Bulshadda waxqabad bulsho oo muuqdane inee kusoo kordhiyaan Wasaaradda.

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ
Xafiiska Warfaafinta iyo Xirirka Bulshadda
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle
[email protected]
Www.moci.hs.so

19/03/2026

19 March 2026
EID WANAAGSAN.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabelle marwo iqro cumar maxamed ayaa Munaasabadda Eidul Fidriga la Wadaagtay Ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan Bulshada Rer Hiirshabelle.

โ€œCiid Wanaagsan DhammaanUmmadda Soomaaliyeed Gaar ahaan Bulshada Rer Hiirshabelle, Waxan Eebbe ka rajeynayaa inuu Naga Aqbalo Acmaasha Bishii Ramaddaan sidoo kale waxan Alle ka baryayaa inuu dalkeena abaaraha ka dulqaadoโ€
__________________________

DHAMMAAD
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”-
Xafiiska Warfaafinta iyo Adeega Bulshadda
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Hirshabelle State, Somalia
[email protected]
Www.moci.hs.so

19/03/2026

#19 March 2026
EID WANAAGSAN.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle Mudane Dr. Nor Osman Afrah ayaa Munaasidda Eidul Fidriga la Wadaagay Ummadda Muslimiinta ah Guud ahaa.

โ€œCiid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Musliminta ah iyo Ummadda Soomaaliyeed: Waxan Eebbe ka rajeynayaa inuu Naga Aqbalo Acmaasha Bishii Ramaddaan sido kale waxan Alle weydiisaneyna inuu Nabad iyo Farxad Noogu dhamaaato Ciida Insha Allahโ€
___________________________________________
Wasiir Dr Nor Osman Afrah
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle State.

DHAMMAAD
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”-
Xafiiska Warfaafinta iyo Adeega Bulshadda
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Hirshabelle State, Somalia
[email protected]
Www.moci.hs.so

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 07/03/2026

Muqdisho: 7 Maarso 2026

Agaasimaha Guud ee Wasarada Ganacsiga Hirshablle oo booqasho ku tagtay Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Dowlada Faderalka Somaaliya.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Dowladda Hiirshabelle Marwo Iqro Cumar Maxamed oo ay Wehliso Agaasimaha Waaxda shatiyada iyo Diwangilinta Ganacsiyada ayaa maanta xafiiska ku booqday Agaasimaha Guud wasarada ganacsiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Ibrahim Ahmed osman .

Kulanka ayaa daarnaa isbarasho, is xog wareesi iyo sidii loo dedejin lahaa howlaha wasaarada iyadoo la xoojinaayo xeriirka ka dhaxeeyo labada wasaaradood.
Inta uu kulanka socday labada Agaasime ayaa isla af-gartay iney wada shaqeyn wanaagsan yeelan doonaan oo ay iska kaashan doonaan horumarinta ganacsiga iyadoo laga faaideysanaayo dowrka Soomaaliya ee ku leedahay ururka bulshada bariga Afrika (EAC), taasi oo Dowladda Soomaaliya ufududeyneyso in dhanka ganacsiga heer sareeyo ka gaarto arimaha dhoofinta maadaama xubin buxda ee ka tahay ururkaan.
Agaasime Iqra ayaa kaga Mahadcelisay Soo dhaweynta uu Agaasimaha Guud Ee wasarada Ganacsiga oo uu u Sameeyay.

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š
๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
Www.moci.hs.so
[email protected]

17/02/2026

Waxaan ummada soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilshada bishaan barakeysan ee Ramadaan waxaan alle ka baryayaa in ummada soomaaliyeed Alle ugar gaaro oo uu ka samata bixiyo abaaraha dalka kajiro

"Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Hirshabelle marwo iqro omar mohamed"

17/02/2026

Waxaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan bulshada hiirshabelle ugu hambalyeenayaa curashada bisha ramadaan alle waxaaan kaga baryaa in sanadkaan alle nooga dhigo mid raxmadiisa wato.

"Wasiir ku xigeenka Wasaarada ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hiirshabelle
Mohamed Yusuf olow"

17/02/2026

" Wasiiru dowlaha wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Dowladda Hiirshabelle Mudane omar mohmed abdule"

17/02/2026

Ramadaan Kariim Dhamaan Ummada soomaaliyeed Gaar ahaan bulshada Rer Hiirshabelle Alle nabad iyo Caafimaad ha inoogu dhameeyo bishaan barakeysan ee Ramadaan.

" Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Dowladda Hiirshabelle Mudane Dr nor osman Afrah"

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 16/02/2026

*Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Hirshabelle ayaa kulan isbarasho la qaadatay shaqaalaha wasaarada.*

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Dowladda Hirshabelle marwo iqra cumar maxamed ayaa kulan la qaadatay dhamaan shaqaalaha wasaarada halka kuwa ka maqan caasimada ee kulanka uga soo qeyb galeyn hab fogaan arag ah (zoom)

Ujeedada kulanka ayaa ahaay isbarasho iyo is xog wareysi
Sidoo kake agaasimaha ayaa warbixin ka dhageystay dhamaan shaqaalaha wasaarada waaxyaha ee ku magacaaban yihiin iyo dowrkooda shaqo.

Agaasimaha ayaa kula taliyay dhamaan shaqaalaha wasaarada iney howlaha shaqo ee wasaarada ugutaan si masuuliyad ku dheehan tahay sidoo kale agaasime iqra ayaa dhankeeda ubalan qaaday shaqaalaha wasaarada iney kula dhaqmi doonto qaab naxariis leh cid kastane dowrkeeda loo madax banaaneyn doono.

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š
๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
Www.moci.hs.so
[email protected]

Photos from Ministry of Commerce and industries Hirshabelle State -Somalia's post 11/02/2026

๐—๐ˆ๐‹-๐”๐Š๐€๐‹๐€ ๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐‘๐€๐’๐Œ๐ˆ ๐€๐‡ โ€“ ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐„๐˜๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐†๐€๐๐€๐‚๐’๐ˆ๐†๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐‘๐’๐‡๐€๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‡๐Ž๐‘๐”๐Œ๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐—๐”๐๐”๐”๐๐”๐‹ ๐ˆ๐๐’๐€๐€๐๐Š๐€-๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐ˆ๐‘๐’๐‡๐€๐๐„๐‹๐‹๐„

๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ: ๐Ÿ๐Ÿ/๐ŸŽ๐Ÿ/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
Munaasabad Xil u kala Wareejin ah oo maanta si Rasmi ah loogu qabtay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Dowladda Hirshabelle oo uu Wehliyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Hirshabelle Mudane Abukar Ahmed Ali ayaa maanta Xilalka u kala wareejiyay Agaasimihii H**e ee Wasaaradda Ganacsiyo Iyo Warshaddaha iyo Agaasimihii H**e ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Hirshabelle kadib markii uu Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawey) uu ku sameeyay isku badal 7-dii Febraayo 2026.

Munaasabadda Xil Wareejinta ee Aay xilalka ku kala Wareegeen Agaasimihii H**e Ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Eng Abdirazak Hassan Ali iyo Agaasimihii H**e Ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Iqra Omar Mohamed waxa joob-joog u ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Hirshabelle Marwo Fowzia Abukar Mohamed, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Hirshabelle Mudane Abukar Ahmed Ali, iyo masโ€™uuliyiin kale oo ka socday goleyaasha Dowladda Hirshabelle.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa si gaar ah ugu dardaarmay Agaasimayaasha Guud ee xilalka la kala wareegay in ay sii xoojiyaan hufnaanta shaqo, ilaalinta nidaamka dowladeed, dardargelinta adeegyada Bulshada, iyo wada shaqeyn buuxda si loo xaqiijiyo horumar waara oo u adeegaya shacabka Hirshabelle.

Sidoo kale, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabelle waxay si diirran u soo dhoweyneysaa Agaasimaha Guud ee cusub Marwo Iqro Omar Mohamed, Iyaga oo u rajeynaya in Alle ku asturo xilka loo igmaday, kuna guuleyo Horumarinta iyo tayeynta howlaha Wasaaradda.

Wasaaraddu waxay mar kale xaqiijineysaa sida ay uga goโ€™an tahay kobcinta ganacsiga iyo horumarinta warshadaha Hirshabelle.

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š
๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
Www.moci.hs.so
[email protected]

Want your business to be the top-listed Government Service in Jowhar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jowhar