Naago dilayaal aan xishooneeynin ayaa soo baxay
Xuseen Kismayo Team
Xuseen kismayo Team is youth movement that stands for peace Unity and integration. we advocate peace
Madaxweyne balantaas ma aadan fulunin
15 may 2022 ayaa lagu doortay waxaana lagaa sugaa in aad xilka wareejisid 15 may 2026
Ciidanka xooga dalka sidaa ayaa loo kala furfuraa
Camera yaashii iyo system waxa lagu kordhiyey majirto ee waxaa lagu faanaa ineey ayaga sameeyeen
Madaxweyne wellcome back again to villa somaliya inshaa allah 2026 ilaa 2040
Guuleeyso madaxweyne waa la sugaay inaad runta kahadashid dowlad baradyada runta usheegtid
26/04/2026
Madaxweyne farmaajo
Waxaan codkayga ku biirinayaa baaqii shalay uu soo jeediyay madaxweynihii h**e Mudane Shariif Sheekh Axmed uuna taageeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud mar ay ka hadlayeen madashii caleema-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo ahayd madal muujisay baahida ay Soomaalidu u qabto midnimo iyo wadahadal.
Baaqa Madaxweynayaasha waxaa uu salka ku hayey kaalinta ay duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ee ku kulmay caasimadda dalka ay ka qaadan karaan xal u helidda ismari-waaga siyaasadeed ee dalka ka jira.
Haddaba waxaan sidoo kale halkan baaq uga gudbinayaa duubabka Soomaaliyeed inay u istaagaan gudashada waajibkooda, ayna kaalin mug leh ka qaataan sidii loo gaari-lahaa xal siyaasadeed oo looga badbaado dib u laabasho siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye.
Ugu dambeyn, waxaan markale madaxda siyaasadda dalka muxaafid iyo mucaarad ugu baaqayaa inaan odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed siinno kaalin dhab ah oo ay ka qaadan karaan geeddi socodka dowlad dhiska Soomaaliya, bacdamaa ayagu ahaayeen kuwii dhisay hannaankii lagu unkay jamhuuriyadda saddexaad ee Soomaaliya.
Madaxweyne macmuur Qadaafi oo ahaa hogaamiyahii dalka Liibiya
ilaahay ha naxariito
Emaarat waxeey yahiin h**ey ayuu usheegay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Calanleey Kismayo Port
Kismayo
2526
