26/09/2026
Ninkaan lagu sheegay gudoomiyaha gudiga dooroshoynka wuxuu ka been abuuray doosho qof iyo cod ah sharaftana ka qaadaay waxaa dadka la hortaaganyahay doorosho aan weli dhicin oo lashaacinsa qofka ku guuleeystay aduunka lama maqlin lamana arkin dhaqan nuucaas ah xitaa gaalada aan diinta lahayn masameeyneyso waxaas