27/01/2022
Saadaq Cumar Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #248 ee golaha Shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.
midoowga Dahlinta
27/01/2022
Saadaq Cumar Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #248 ee golaha Shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.
Manta oo ey jimca aheyd waxan gaadhnay deeganada duleedka kismayo ku yaalo oo kala ah Dooxa Garsay iyo Daara Salaam waxana garsiiney adegya cafimaad inago ah dhalinta aqoonyahana iyo dhaqaatirta reer sheikh Ismacil
Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada Jubbaland ayaa mashaariic horumarineed ka dhagax dhigay deegaanka Dooxa Garasey ee hoos taga Goobweyn.
Taarikhda reerka wax halaka barto
22/11/2021
Xaflada jaaliyada Beesha SHEEKHAAL Hotelka Hilition ee magaalada minneapolis Dalka mareykanka🇸🇴🇾🇪. Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxa halkan tacsiyo xanuun badan ogu direyna dhamaan reer gobweyn qasatan reer hoolaa oo xaley musiba Ku habsatay inta dhimatay illah ha u naxaristo dhamaan familka ey ka baxeyna samir iyo imaan illah haka siiyo anaguna illahay nama fidneeyo kadashooda
12/11/2021
Kulan is xog wareysi dardaaran iyo so dhoweyn iskugu jiro ayaa manta lagu qabtay magalada kismayo kulankasna waxa qaban qaabiyey dhalinta iyo odaysha reer sheikh ismacail waxana lagu casuumay sheikh Abdi dhuub oo ka yimid Ethiopia qaasatan Raaso cadey wuxuna ahaa kulan dhan walbo tabtay
Waxan iilahay weydisaneyna in uu nagu anfaco waanadii iyo dardaarankii uu uso jeeday dhamaan reer sheikh ismacil mel walbo ey joogan i
22/10/2021
Qaar kamid ah dhalinta ree sheikh Ismaacil ee Ku nool jubaland gaar ahan Kismayo oo kuwada shaxeynaayo maamus Hotel
Ad ban ogu faraxsanahy inan wax yaabo badan is weedarsanay
Guul ban u rajeynaya dhamaan reer sheikh Ismacil Mel walbo ey joogan
20/10/2021
Waxa caawo kulan casho Sharaf ah wada qaatay qaar kamid ah dhalinta reer sheikh ismaaciil ee reer kismaayodka ahaa iyo dhalintii kale reer sheikh ismaacil ee Kakala timid Mogadishu, Ethiopia, iyo puntland
Waxeyna isku weedarsadeyn talooyin badan ee Ku aadan mustaqbalka dhalinta reer sheikh Ismaacil iyo sidey ula janqaadi lahaayeen isbadalada siyaasadeyd ee ka socda Somalia
Guul ban u rajeynaya dhalinta Reer sheikh Ismacil waxan idinku boorinaya inad dadalka halkas kasii wadan midnimada Reerkana Ku dadaala I.a guul wacan
19/10/2021
Kulan an laqaadanay xaley murasharax Bashir Ahmed xaji gele gaar ahaan dhalinyarada Ree Sheekh Ismaaciil ee ku nool Jubaland.
Intuu kulanku socday waxaan is waydaarsannay su'aalo farabadan oo ku aadan mustaqbalka dhalinyarada lagu matalo Kursiga
Wuu ku mahadsanyahy murasharaxa sida aan uwada qaadanay waqtiga qiimaha badan hadan nahay dhalinta reer sheikh Ismacil waxan leenahay murasharax so dhowow mar labad iyo mar sadaxaad .
Sido kale dhalinta reer sheikh Ismaciil waxey diyaar u yihin. Iney so dhoweeyaan shaqsiga kasta OO samata bixini Kara dhalibatada reerka heysata mid guud iyo mid gaar ahaaneed.
18/10/2021
Waxan halkan hambalyo farxad weyn xambaarsan. Ugu direeyna anago isku duuban walalkeena professor Mohamed Bille Hanshi oo manta so gabagabeyey heerki. Ugu sareeyse waxbarashada ee Phd professor aad ban ogu faraxaanahay. guusha. aad gaadhay. Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo