Waxaan joognaa aduunyo dalwaliba dadkiisa gaajo kala cararayo nololna laraadinayo dadkiisa.
Halka soomaalidu sirqool iyo jalaafo isu dhigayso
Cabdiraxmaan axmed carab
khalad khalad laguma saxo
Markin ma maqlin mana odhan by
Maxaa lagu laynayaa dhalaanka
Caadi ma jiraa soomaaliyay
Dagaal sokeeye aad ayuu u qaraaryahay majiraan labo qabiil oo soomaliyeed oo meel wadadaga oo aan dagaal dhexmarin
Somalida dagaalama dhul makalaqabsadaan xuduud umataalo qolana lagama adkaado majirto hal qabiil oo ladhameeyay mana jirto hal qabiil koobka qaaday oo loo calaamadeeyay qabiilka awoodabadan ee laga cabsado
Maanta waa ladagaalamayaa barina waa laheshiinayaa sow kamafiicna aan dagaalka iska dhaafno oo aan marwalba xal raadino
Ilaahay abaaraha iyo colaadaha dhexdeena ha ka saaro
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kismayo
