18/01/2022
Please flow this page
Page_kaan waxaad kaheli kartaa dhaman macluumaadka laxariira iskuulka farjano iyo ardayda wax kabarata
18/01/2022
Please flow this page
Xaflad abaalmarin ah
@ farjano primary and secondary school
11/05/2020
Asc dhammaan ardada ku xiran pagekan
كل نفس ذائقة الموت
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
May God have mercy on our sister hafso mooge and save a mortal and let her death grieve us until God gives her a book in her right hand. Amiin amii amiin
29/07/2019
New picture
28/07/2019
Dugsiga hoose dhexe sare ee farjano
Hormarka iskuulka hoose dhexe sare ee farjanno inta ka daawo iyo wixii uu ugu tala galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool kismayo iyo nawaaxigeeda. Fadlan kaar oo ka faa'ideyso fursadda qaaliga ah ee uu kuugu talo galay. Midna ogow macalimiinta dhigta iskuulka waxay isugu jiraan : baaj, master, iyo Dr . Farjano iskuul waxaan u rajeynayaa guul iyo hormar inuu gaarsiiyo bulsho weynta soomaaliyeed.
13/11/2018
Musharaxa madax-waynaha midowga ardayda iskuulka farjano oo losoo gaabiyo FASSU
ustaad : CABDI RISAAQ CABDULAHI SH KHALIIF
KUDOORO
1 cadaalad
2 sinaan
3 hormar
4 khibrad hogaamineed
5 aqoon
23/03/2018
Kuwani waa xulka iskuulka farjano oo dheelidoona malin nimada 29/3/3018
Guul
Guul
Guul
10/03/2018
Lama wada sineee waaa lakala sitaaaaaaaa
Ishiii buktaaay Ku bikaacso
Waaaa xulka ardayda iskuulka farjano
Inagooo ah gudiga ooo uuu noogu horeeeyo gudddomiyaha waxaaan leenahay
GUUL
GUUL
GUUUL
GUUL
GUUUL