05/02/2025
==OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS=
Waxaa la Ogaysiinayaa Dhammaan Ardayda Kulliyadaha Caafimaadka ee Jaamacadaha Dhigta iyo Macaahida kalaba in Mac-hadka Caafimaadka CITY Health Science uu Bilaabayo TABABARKA GACAN KAQABASHADA ARDAYDA NURSING-ka iyo MIDWIFE-ka kaas oo ay Bixin Doonaan Macalimiin Khibrad Badan uleh.
Tababarku Wuxuu Socon doonaa Muddo 3 Bilood oo keliya, Waxaana laqaadan Doonaa Isbuuc Dhammaadka (Khamiista iyo Jimcaha).
Procedures-ka lagu Baran doono Tababarkan Waxaa kamid ah:
1. Catheterization
2. NG tube insertion
3. CPR ( adult, and child)
4. Wound dressing & bandaging
5. Cannulation
6. Drug adminstration & injections
7. Neonatal resuscitation
8. ANC & PNC Guidelines
9. Postpartum Hemorrhage Management
10. Labor & Normal delivery
11. Shock management
12. Nasal & Ambubag Oxygenation and more
Tababarkani Marka uu Dhammaado Ardaydu Waxay Qaadan Doonaan Shahaado Caddaynaysa Aqoonta ay Barteen.
Is diiwaan Galintu Waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka ama kala Xidhiidhi WhatsApp Number-kan: https://wa.me/252907818638
Faahfaahin: 063-4935809/063-4269967/090-7818638
Mac-hadku Wuxu kuyaalaa Wadada Manhal Hospital halka ay kaleexato Wadada Boarding School-ka.

19/02/2023
17/02/2023
16/02/2023
16/02/2023
15/02/2023