Xariir Abdi Ahmed's Page

Xariir Abdi Ahmed's Page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xariir Abdi Ahmed's Page, Public & Government Service, Manhal Street, Laascaanood.

05/02/2025

==OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS=

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhammaan Ardayda Kulliyadaha Caafimaadka ee Jaamacadaha Dhigta iyo Macaahida kalaba in Mac-hadka Caafimaadka CITY Health Science uu Bilaabayo TABABARKA GACAN KAQABASHADA ARDAYDA NURSING-ka iyo MIDWIFE-ka kaas oo ay Bixin Doonaan Macalimiin Khibrad Badan uleh.

Tababarku Wuxuu Socon doonaa Muddo 3 Bilood oo keliya, Waxaana laqaadan Doonaa Isbuuc Dhammaadka (Khamiista iyo Jimcaha).

Procedures-ka lagu Baran doono Tababarkan Waxaa kamid ah:
1. Catheterization
2. NG tube insertion
3. CPR ( adult, and child)
4. Wound dressing & bandaging
5. Cannulation
6. Drug adminstration & injections
7. Neonatal resuscitation
8. ANC & PNC Guidelines
9. Postpartum Hemorrhage Management
10. Labor & Normal delivery
11. Shock management
12. Nasal & Ambubag Oxygenation and more

Tababarkani Marka uu Dhammaado Ardaydu Waxay Qaadan Doonaan Shahaado Caddaynaysa Aqoonta ay Barteen.

Is diiwaan Galintu Waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka ama kala Xidhiidhi WhatsApp Number-kan: https://wa.me/252907818638
Faahfaahin: 063-4935809/063-4269967/090-7818638
Mac-hadku Wuxu kuyaalaa Wadada Manhal Hospital halka ay kaleexato Wadada Boarding School-ka.

Photos from Xariir Abdi Ahmed's Page's post 19/02/2023

Go'aamada Guddiga BeelweYnta Garxajis.

17/02/2023

Xafiiska QM ee Isku Xirka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool walina uu kasocdo dagaal

17/02/2023

One of the houses that the terrorist of SNM shelled today and the house is still burning.

Mid ka mid ah GurYihii ay argagixisada SNM duqaYsaY maanta, Guriguna ilaa hadda wuu gubanaYaa.

16/02/2023

Qaranka hhhhhh

16/02/2023

"Somaliland noo kala dhamaataYe nakala gura"
Garaad Mukhtaar Garaad Ali

Photos from Xariir Abdi Ahmed's Page's post 16/02/2023

Fadlan toos ugala xidhiidh numbarkan Gaaban call center ka ambulance-Yada Gurmadka degdega ah 399 Golis

16/02/2023

"Hadalkaa uu sheegay muuse biixi wax alla wax ka jiraa majiraan..."

Af-hayeenka Guddida 33-da ah Caaqil Abdirisak Falalug.

16/02/2023

"Waxaan ki leeyahay ciidamadaada labax muusow"
Garaad Jama Garaad Ismail

16/02/2023

Ma dhab-baa in ay wada hadalo u furmeen Isimadda dhaqanka ee SSC iyo Somaliland, Madaxweynaha Somaliland warkiisa maxaa ka run ah? maxaase kasocda Laascaano?

Wareysiga Garaad Jaamac Garaad Cali, oo si adag uga jawaabay warka Somaliland.

Xigasho:

15/02/2023

GabaYgii Madi-dhalid iYo Abwaan Nafic Aden Weli

Photos from Xariir Abdi Ahmed's Page's post 15/02/2023

Xabbadaha wiiftada iyo firidh ka madaafiicda iyo PM ka ayaa guryaha gaadhay waxaana jira dad ku wax yeeloobay.
Waxaa duqayn gaadhay goobaha caafimaadka iyo cibaadada.

Want your business to be the top-listed Government Service in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Manhal Street
Laascaanood