17/11/2023
President abdulkadir abdulkadir Ahmed aw Ali (mr firdhiye)
khatumo state security
17/11/2023
President abdulkadir abdulkadir Ahmed aw Ali (mr firdhiye)
khatumo National Intelligence & security agency khisa
Waxay kuwargelinasa ciidamada deegaanka
Inay feejignaan gooniya sameyan
Hayada sirdoonka iyo nabad sugida mamulka khatumo
Waxay heshay xogo dheerad ah o kusaabaan
Ina jamhada argagaxisada SNM ay qorsheysey
Dagaal gaadmo ah oo ay ku eekayso talisyada ciidamada xaq udirirka SSC
;09/03/2023 waxay shir Jara'id kuqabten golohooda wasirada u hogaaminayo
Kornayl muse biiixi magalada hargaysa
Iyako ku dadaya damacooda gaadmo
Sidii caadada ahayd waxay shir jara'id qabten laba jeer oo ay nabad iyo xabad jojin kudhawaqen si loo amino
Waxayna so qaadeen dagalki ugu cuslaa
Wabilaahi towfiiq...
Khatumo state
HAPPY UNIVERSAL DAY khatumo STATE
Hayada sirdoonka iyo nabad sugida khatumo waxay bulshada halganka kujirta sida ciidanka xaq udirirka ah lawadaagasa
Xogta iyo dhagarta ay malegayan argagaxisada SNM
Xogtas o ah
Inay ●miinooyin dhigaan xiliyada habeenki aagaga iyo furimaHa kuwaregsan
🚫⚠️
afnugaal Media funs
Bidhaan Media
WQ. khatumo National Intelligence & security agency khisa
08/01/2023
12ki qodob e gudidu so sartay ...
Ujeedo ●
Kahortaga dhagarta argagixasada