Daror Engineering & technology industries
Waxaanu idiin haynaa qalab casri ah oo Lagu sameeyey dalkeena hooyo Quruxdiinu waa quruxdayada
Discover the innovative advancements at Daror Engineering! We're committed to excellence in technology, delivering solutions that shape the future. 😊
02/05/2026
Xarunta ugu wayn South West Laascaanood, Buurtinle Gaalkacayo qardho Boosaaso Garoowe intaba waanu kuugu adeegi dalabkaagu yuu ku ciilin
30/04/2026
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
Ma rabtaa gurigaaga Sharacaadaha Quraanka nagala soo xidhiidh whatsapp Golis 907 109 349 naga soo wac telesom 0638687953
Sawirada guryaha lagu Sharaxo Sida quraanka, iyo kuwo farshaxana oo samaysan bir, Nashqadaha albaabada, Ganjeelooyinka, daaqadaha guryaha,
Qurxinta Gardenka Ama daarada gurigaaga ka dhig meel hadh qurux iyo ku soo hiroshaba leh. Sidoo kale Sink ka Shelf ka dukaamada meelaha biyo mareenka birta la dul saaro Pven ka Cooker ta IWM Samaynteeda anagaa laga helaa
27/04/2026
Nashqadahan birkasta ama dhumiucdeedu ha adkaato ama ha jilicsanaato waanu samaynaa 25mm thick ilaa 0.2
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Laascaanood
