Nugaal Inc.

Nugaal Inc.

Share

Nugaal Inc. Our level of service reflects our commitment to provide the highest standards of professionalism for our customers. for two years.

3.

efficiently and economically uses appropriate technology, equipment and know how to drill wells, manage water, and provide supporting services and equipments to businesses in the industry. We guarantee expertise in drilling and its management, complimented by total quality management process available in all stages of projects with the provision of Technical Assistance at the field, in the office

18/10/2016

Alhamdulilaah!
Inc. Has been successfully finished the Qardho Borehole Drilling works.

.

ceel laga hirgaliyay dueedka qardho - YouTube Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Photos 23/04/2016

Inc. waxay u aragtaa qofkasta, Hay'add iyo Dowlad kasta oo ku sugan meel walba oo ka mida ah Xuduudaha ay aqoonsigooda haysato inuu yahay MIISHEEDA xaqna ugu leeyahay in ay ka qancino adeegyada ay u balan qaaday intay doonto ha ku qaadatee insha allah.
Lakiin!
Xaga aqoonta gaar ahaan u muuraha Macaamiisha
Waxaa kala jira wax layiraahdo; ku dhiiri galiya/Ku ad kaynaya iyo Xun.
Maxaa lagu kala gartaa?
1. Macmiil ku dhiiri galinaya; Waa kan ka cabanaya dhib ka uu kala kulmo helida ama wax kasta oo ku sahabsan Adeega/ ama waxa aad siinayso, Isla markaana kuu sheega adiga dhibaatadaas si aad u xaliso.
2. Macmiil Xun: Waa kan ku waydiiya wax uusan rabin isagu ama aan ahayn ujeedada ganacsigaaga, raadiya xumaan taada isla markaana cabashadiisa ku gudbiya Bulshada ama meelaha ay saaxiibadiis ku kulmaan.
Wax yaalo badan oo ay ku kala duwan yihiin iyo sida loola fal celiyo laba daan macmiil waan soo bandhigi doo naa insha allah.
Cad Naan Ahmed

Nugaal Inc. | Adding value to our natural resources 29/10/2015

We are Happy to inform you that this is our official , like and see our Services provided, on going/completed projects and so on.

Also we have an official for more information:
www.nugaal.so

Nugaal Inc. | Adding value to our natural resources War-saxaafadeed Shirkadda Nugaal Inc. ee fadhigeedu yahay magaalada Lascanod ee gobolka Sool waxay maanta bulshada… Read More News »

Want your business to be the top-listed Government Service in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Laascaanood