Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose

Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose

Share

waa difaacaha beel weynta habargidir 244

01/06/2026

Abwaanka waa landheere waa farax rooblaha nool midgaha comantiga ku rafta awoowgiis inuu gumeysan jirey ma oga miyaa guuleyso abwaan 🙏 Daahir Cali Suudi

01/06/2026

General Bishaar Abshir Geedi, Wuxuu soo noqday Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug iyo sidoo kale Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir.

Sanadkii 2017 wuxuu ahaa Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir, isagoo soo saaray amarro la xiriiray sugidda amniga Mogadishu.

Waa sarkaal fiican shacabka Mogadishu u riyaaqeen shaqadiisa, hada wax xil ah mahayo, MD. Hassan Sheikh Mohamud k**a faaiideysan qibradiisa.
Waxaan codsaneynaa in taliyaha booskiisa lagu soo celiyo.

01/06/2026

Adigoo awooda inaad wasiirka iyo xukuumaddiisa dhaliishid maxaa kugu kalifi kara inaad caadifad hadashid oo bad kale dalaq dhahdid.

Ka waran haddii adigana lagu dhaho daac1shtu ma bac la'aan bey shaqadooda qabsadaan😀😀

Adigoo wax difaacaya gacan haku taaban kubada

31/05/2026

Kulahaa awoowayasheen ayaa lahaa war wuxu indho adkaa

31/05/2026

Talo Ku Socota Beesha Hawiye

Beesha Hawiye waa beel taariikh dheer ku leh Soomaaliya, kana mid ah tiirarka ugu waaweyn ee lagu dhisay dowladnimada iyo midnimada dalka. Sidoo kale, waxay muddo dheer ahayd gogosha ay ku kulmaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Maanta waxaa la gudboon in ay ilaashato kaalintaas taariikhiga ah, kana hormariso danta qaranka tan qabiilka iyo tan shakhsiga. Waxaa muhiim ah in laga fogaado kala qaybsanaan iyo isjiid-jiid, lana taageero nabadda, dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya.

31/05/2026

Gumacna dagaal ima galin karo xashiishna dagaal uma galaayo "taliye maxamed shiikh

31/05/2026

“Odayaasha Hawiye Nabad ayay rabaan Garaad Jaamac iyo wixii la socda isku gaari Ma noqon karno”.

Imaam Cumar Macalin Abshir.

31/05/2026

In ay ceeb soo wadaan yaa moogaa dalaaliintan xanuunsan

31/05/2026

Xamar xaniiyaha macalin mahdi baa lagu joogaa ninkii intaa dhibeyso Garoowe ha aado

31/05/2026

Wiilkaan yar ee soomaaliga🇸🇴ah bal qiyaas
Gobolka uu ka soo 👇 jeedo

Want your business to be the top-listed Government Service in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Merca