Murti-Koris

Murti-Koris

Share

halkan waxan ku tabin dona suganti somlida mideedi hore iyo midkaleba
please asxapay @follow dhaha

05/01/2024

Silsiladi halac dhere
Abwaan Aun qamaan bulxan
dhaha page Murti-Koris

03/01/2024

"Walee cududa iga naafataan ii cayilin wana"
Abwaan qamaan bulxan
dhaha page Murti-Koris

19/11/2023

Degdeg:- Sida hadda saraakiisha amniga ii xaqiijiyeen waxaa Muqdisho gaar ahaan isgoyska Bakaaraha lagu afduubtay YouTuber Liicaato.

Gaari Baraadho ah ayaa lagu afduubtay waxaana gaariga wata rag aan la aqoon . Saraakiisha amniga ayaa hadda isku dayaya in la soo badbaadiyo.

Xigasho Munasar Maxamed

18/11/2023

Nin ayaa waa hooyadii geeyay meelaha dadka waayeelka ah lagu xannaaneeyo kadib markii ay caruurtiisa iyo xaaskiisu u dulqaadan waayeen hooyada waayeelnimada bukaannimadu u dheertahay ee daryeelka badan u baahan.

Maaddaama uu ahaa nin shaqada iyo qoyskiisa ku mashquulsan waxa uu hooyadii booqan jiray saddexdii biloodba hal mar, mudda yarna wa uu la joogi jiray. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa lagasoo wacay xaruntii xannaanada waxaana loo sheegay in ay hooyadii geeri qarka u saarantahay, “kasoo gaar aad aragtid hooyadaa inta aysan go’in” ayaa lagu yiri.

Markii uu yimid goobtii ayuu hooyadii oo ay naftu qaad-qaadayso waydiiyay hooyo maxaan kuu qabtaa?

Hooyadii oo indhaha la raacaysa wiilkeedii ayaa tiri: waxa aan jeclaan lahaa in aad Marwaxado kusoo xirtid xerada, sababtoo ah malaha marwaxado waana kuleyl xilliyada qaar. Waxaad kale oo aad keentaa tallaagado Firanjeer,qaboojiye ama wax cuntada kaydiya.Hooyo inbadan ayaan baahi ku seexday intaan waayay wax aan cuno.

Wiilkii oo yaaban ayaa waydiiyay hooyo maxaad arrintan mar h**e iigu sheegi wayday? hadda maxay kuu taraysaa? Hooyadii oo xanuunka geeridu u dheertahay murugo ayaa tiri: “hooyo anigu waan la qabsaday kuleylka iyo gaajada, waxaanse ka baqayaa in aad adigu la qabsan waydid marka aad weynaato ee ay ubadkaagu ama caruurtaada halkan ku keenaan”

Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Maxaad ka fahantay..??

Photos from Murti-Koris's post 18/11/2023

Pictures of the year 2023. Waa geel Nugaal jir ku helay oo jirsanaya.

Mo Abdirahman, Bidhaan Media.

17/11/2023

Rer xamarku wa Funny

05/02/2023

Hadalka isimada

28/07/2022

Waano aabo❤

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadisho