Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan

Call Directions Website

Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed
Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan

03/10/2026

Waa Arrin Xaqiiqa ah Oo guud ahaa Ciidanka Qalabka Sida laga dhex heli karo waxaan soo dhaweynayaa in lala Dagaalamo si Askari saxda ah Keligiisa uusan shaqada ugu dhimanin askari beenaadkana u dhuuman asagoo leh Garaamkeyga ayaa ii shaqeeya

23/09/2026

Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Omar Mumin oo ay Whliyaan Guddoomiyaha K/xigeenka Amniga iyi Siyaasada Gobolka Banadir iyo Xildhibaano ayaa Socdaan Nabadeed ku jooga Galmudug

21/09/2026
18/09/2026

Soo dhawaada Guriga waa Gurigiina Magaaladuna waa tiina

08/09/2026

Waxkasta oo la qabanaayo waxaa saldhig u ah wadaniyada Qofka

Runtii waa sawirada keliya si qalbi ah ii farxad geliyey maxaa yeelay in Aqoon laysku maamuuso dalkeena wax sahlan k**a ...
06/09/2026

Runtii waa sawirada keliya si qalbi ah ii farxad geliyey maxaa yeelay in Aqoon laysku maamuuso dalkeena wax sahlan k**a ahan laakiin Gaashaanle sare Macalin Mahdi Omar Mumin waan kaaga dayan doonnaa waxaad noo fashey Waddo cusub

Dhamaan Masuuliyiinta dalka waxaan ka codsanayaa in ay raacaan wadada macalin mahdi uu maanta u furey Mustaqbalka Ardeyda Soomaaliyeed

Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Omar Mumin  waa uu ka dhabeeyey Balan qaadkiisa uu u same...
06/09/2026

Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Omar Mumin waa uu ka dhabeeyey Balan qaadkiisa uu u sameeyey Ardeyda Soomaaliyeed.

Wuxuuna dhiirigeliyey in dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku tartamaan Aqoonta Taariikhda ayaana ku xusidoonta

20/08/2026

Waxay mar laba wada dhugteen ayuu midba dhan ka arkaa

28/07/2026

JAWAABTA AFHAYEENKA :- Maxaa sababey Dhaqan xumada Kusoo badanaysa Baraha bulshada oo ay ku kacayaa wiilasha iyo Gabdhaha Dhalinyarada ah ?

Born into Battle”walaalkey waa sheeko dhab ah oo si qoto dheer u muujinaysa in halganka noloshu uu noqon karo saldhigga ...
01/07/2026

Born into Battle”walaalkey waa sheeko dhab ah oo si qoto dheer u muujinaysa in halganka noloshu uu noqon karo saldhigga guusha. Waxay tusinaysaa in dadka maanta guulaystay ay soo mareen duruufo adag iyo caqabado waaweyn oo ay uga gudbeen geesinimo, samir, iyo adkaysi. Buuggan runtii wuxuu mudan yahay in la akhriyo, gaar ahaan dhalinyarada doonaysa inay wax ka bartaan waaya-aragnimada iyo safarka nololeed ee dadka guulaystay.

Buuggu wuxuu ka tarjumayaa dareenka, waayaha, iyo xusuusta guud ahaan dhalinyaradii jiilkaas soo maray waqtigaas adag.

Mudane Ali Said Ali Ali Said Ali, waxaad cod u noqotay dad badan oo waagaas soo maray. Qoraalkaagu wuxuu dib u soo noolaynayaa xasuus iyo dareen qof kasta oo waqtigaas joogay uu si qoto dheer u fahmi karo ama u xasuusan karo. Aad baad ugu mahadsan tahay inaad si geesinimo iyo daacadnimo leh noola wadaagtay safarkaaga nololeed iyo waaya-aragnimadaada. Sheekadaadu ma aha oo keliya xusuus taariikheed, balse waa dhiirigelin iyo rajo ay dhalinyarada maanta ka baran karaan adkaysiga, himilada, iyo sida looga gudbi karo caqabadaha nolosha. Socdaalkaaga iyo guulahaaga waxay tusaale u yihiin jiilasha soo koraya.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share