29/08/2016
Somali Youth Savior Association (SOYOSA)
Due to the collapse of the central government of Somalia. SOYOSA works under the effective management of Board of Directors.
We are Somali Youth Savior Association which consists of many Somali youth in different countries as network representing different non-governmental, non political and non- profitable. The Somali Youth Savior Association (SOYOSA) is a non-governmental organization founded by a group of professional youth in the year 2003 in order to serve Somali social protection and engage in development and ref
29/08/2016
Faalo aad u xiisa badan qofkii daawadaana garwaaq sanayo waxa uu sheegayo wariyahan in ay yihiin sax waa sida uu ku tilmaamay waxaad moodaa soomaali in aboor casuumay. Bal fikirkaaga ka dhiibo saaxiib .
Ducooyin
Aad
Muhiim.u.ah
Walaal
Nala.sheer
Garee.mahadsanid
Kafaa
Idaysta.dhalinyarooy
Taariikhda
dhulkeena.hooyo
Dhaqanka.iyo
Talooyinka
Midnimada
Waa
Noo
Muhiim
08/03/2013
SOMALI SAVIOR ASSOCIATION (SOYOSA) Waxay maanta magaalada Mogadishu kusoo gabagabaysay Seminar 3 malin ah isla markaana lagy baranayay .
22/02/2013
SOMALI YOUTH SAVIOR ASSOCIATION (SOYOSA) WAXAY MAGAALADA MOGADISHU KU QABATAY KULAN LOOGA SOO HORJEEDAY MISNA LAGU CANBAAREENAYAY KU XAD GUDUBKA HABEENKA GAAR AHAAN KUFSIGA. WAXAA XUSID MUDAN IN SOYOSA QEYB KA TAHAY OLOLAHA KA HOR TAGA KUFSIGA.
18/10/2012
XAFLAD AY QEYB KA AHAAYEN XUBNO KA TIRSAN SOMALI YOUTH SAVIOR ASSOCIATION (SOYOSA) OO LAGU TAAGEERAYAY MADAXWEYNE PROF.HASSAN SHIEKH MOHAMUD AYAA KA DHACDAY WADANKA JORDAN
18/10/2012
SOMALI YOUTH SAVIOR ASSOCIATION (SOYOSA) OO KAA SHANEYSA ALUMNI ASSOCIATION OF BENADIR UNIVERSITY (AABU) AYAA WAXAY BARNAAMIJ “MOBIL CLINIC” AH 7 MAALIN SOCONAYAY OO ISKUGU JIRAY FISITO & DAWO QEYBIN LACAG LA’AAN KA FULISAY: ALLA YAASIR KM50 IDP CAMP.
07/10/2012
SOMALI YOUTH SAVIOR ASSOCIATION (SOYOSA) waxay si weyn u soo dhaweeysay magcaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo uu shalay magcaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
SOYOSA Waxa ay intaa raaciysay in xilligan loo baahan yahay dardargalinta iyo dhismaha hey’addo fuliyo adeegyada la sameeyey oo si rasmi ah daaha uga rogga waxa ay qabanayaan.
SOYOSA waxay Sidoo kale hambalyo midaa oo kale ah u dirtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Ra’iisul wasaaraha dalka ku magcaabay waqtiga uu siiyey Dastuurka qaranka ka hor, isagoo wadatashi dheerna u galay xulista shaqsiga uu doonayay in uu u xusho Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadisho
