Camera ninkii u fiicnaa 2017
Abdinasir Ali G.bebe
welocme to my page
Abdinasir Ali Dirshe
Abdinasir Gaduudow
wallee wa xaqiiiqo sax ah
12/09/2017
hhhhhh
Waxaan Maqlay Ninkaas Ogaadeen Waayee
Xaa kajiro ππππ Lama Kala Xanaaqaan π
10/09/2017
Vote ππ
28/05/2017
Soonku wuxuu leeyahay fadli wayn, oo qormadeenan aan lagu soo wada koobi karin, laakiin waxaa qaarkiis faah-faahinaysa axaadiistan soo socota:
1) Soonka Jannada ayaa lagu galaa: waxaa laga wariyey saxaabi la yiraahdo Abuu Umaama (a.k.n) in uu Rasuulka SCW ku yiri: "Waxaad itustaa camal aan Jannada ku galo? markaas ayuu Rasuulku SCW ku yiri: Soonka qabso, oo ka adkaaw, wax isaga la mid ahi ma jiraane".
2) Soonku waa gaashaan Naarta la iska xijiyo: wuxuuna Rasuulka SCW yiri "Soonka waa gaashaan uu addoonku iska xijiyo Naarta". Soonku wuxuu kala dhex galaa addoonka sooman iyo Naarta, sidoo kale wuxuu ka hor istaagayaa waxyaabaha naftu jeceshahay oo Naarta darbigeeda ah.
Naarta waxaa ood looga dhigay waxyaabaha naftu ay jeceshahay, ayna u sahlan tahay inay ku dhaqaaqdo, sida waajibaadka oo laga tago iyo xaaraanta oo la iska dabaasho, ooddaa Naartuna waa mid jilicsan oo ay sahlan tahay in inta laga tillaabsado loo gudbo Naarta.
Jannada laftikeedu way u baahan tahay soonka, sababtoo ah Jannada waxaa lagu wareejiyey oo darbi iyo xayndaab looga dhigay waxyaabaha naftu dhibsato oo ku adag, soonkuna wuxuu nafta ka gooyaa waxyaabaha ay marka h**e jeceshahay, oo loo yaqaan "Shahawaatka", laakiin ay dib uga shallayso.
Camalka Jannada lagu gaaraa wuxuu la mid yahay buur la fuulayo, midka Naarta lagu gaaraana wuxuu la mid yahay iyadoo buurta laga soo degayo oo kale.
3) Dadka soomani waxay leeyihiin albaab albaabada Jannada ka mid ah, oo layiraahdo "Ray-yaan", albaabkaa iyaga oo kaliya ayaa loo sii qabtay (loo xajisay), cid kalena ka gali mayso, sida ku xusanba xadiis ay Bukhaari iyo Muslim wada wariyeen.
4) Soonka iyo Qur'aanku waxay u shafeeco qaadaan qofka sooman, oo Ilaaheey ayey kala hadlaan iyadoo soonku leeyahay: Ilaaheyoow waxaan anigu u diiday raashinkiisii iwm, ee shafeeca qaadka aan u shafeeco qaadayo iga yeel. Qur'aankuna uu leeyahay:
Ilaaheyoow waxaan u diiday hurdadiisii oo aniga aqrintayda ayuu ku soo jeeday, markaa ayaa Ilaaheey shafeecadooda aqbalayaa oo Jannadiisa galinayaa. Qofkii wanaag sameeyey oo Qur'aan ku soo jeeday xaaladdiisu waa middaa quruxda badan oo aan xusnay, laakiin qofkii ku soo jeeday turub, dubnad, filin iwm, waa inuu ogaado in waxyaabahaasi aysan Alle SW Janno uga codsan karin, waxa
nin u dhashay boqortooyada uk ayaa wuxu su aal waydiiyey nin caalim ku ah diinta islaamka
wuxu ku dhahay
sheekhow gabdhaha musliminta ah maxaysan gacantooda ugu salaameenin ragga ?
shiikhi wuxu dhahay soora gal matahay in ad adiga cantaada ku salaanto boqorada wadanka
ninki wuxu dhahay xaqiiqdi maya sura gal mahan in an boqorada gacanta ku salaamo lkn waxa jira dad yar oo gacantoda kusalaamo boqorada
shiikhi wuxu dhahay anaga agteena gabdhaha waxay ka yihin boqorad qof kastana iskama salaamo
ninki hadda wuxu dhahay gabdhaha muslimka ah maxay jirkooda u qariyaan ?
shiikhi wuxu dhahay asagoo dhoola cadeenaya ii keena labo gabal oo xalwo ah waa loo kenay mid ayuu daboolka ka feeday wuxuna dhigay banaanka waxana ku dhacay siigada iyo duqsiga middi kalana dabolki ayu ku adkeeyey markaasu ku dhahay labadaan xalwo midde iibsan laheed
ninki wuxu dhahay dee midda daboolan oo an qashinka iyo bacteriyada laheen
shiikhi wuxu ku dhahay tani waa qaabka an haweenkena kula dhaqanno
qawanaanta hadey ilbax nimo tahay xayawaanka ayaa mar h**e ilbaxay
haddi ay ku farax galineeso dhaqanka islaamka like saar hadana shire sii dheh
16/05/2017
Road to final......
1. Feyenoord 1:0 Man United
2. Man United 4:1 Fenerbahce
3. Man United 1:0 Zorya
4. Man United 4:0 Feyernoord
5. Fenerbahce 2:1 Man United
6. Zorya 0:2 Man United
Round 32
1. Man United 3:0 Saint Etienne
2. Saint Etienne 0:1 Man United
Round 16
1. Rostov 1:1 Man United
2. Man United 1:0 Rostov
Quarter final
1. Anderlecht 1:1 Man United
2. Man United 2:1 Anderlecht (aet)
Semifinal
1. Celta Vigo 0:1 Man United
2. Man United 1:1 Celta Vigo
Final
1. Ajax vs Manchester Unitedππ
28/04/2017
Inta kadhiman xili ciyaareedkan man utd wallee kulumo adag iga dheh
07/02/2017
Subax Wngsn asxaabta β€β€β€
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Xamarbile Village
Mogadisho
AAD19
