Gabadhaan Yar Waa Ay Lunsan Tahay Waalidkii Dhalay Saacaan Waa Ay Ka Wal Walsan Yihiin Maqnaashiyaheeda Fadlan Cidii Aqoonsataa Waxaan Ku Haynaa Saldhiga Boliiska C/Casiis
Saldhiga Boliiska C/Casiis
(prayer is enough To Solve Your problems) ❤
Salaada ayaa Xalisa Dhib Walboo Ku Haysta
Saldhiga Boliiska Degmada C/Casiis Waxaa Lagu Haayaa Wiilkaan Lunsan Oo Laga Soo Waday Xeebta Liido C/Casiis Magaca Wiilka Waa (Maxamad Jabriil Maxamad) Hoyo Khadiijo Axmad Jaran Dadiisa Qiyaas 11 Jir Waxaa Uu Shegay inuu Kasoo Lumay Xariryaale Cidii Garataa Waxaan Ku Haynaa Saldhiga Poliiska Degmada Abdi AZiiZ
16/05/2026
Taliyaha Saldhigga Degmada Cabdulcasiis (Dhamme Osman Maxamad Nuur) ayaa xalay la guddoonsiiyay shahaado sharaf lagu abaalmarinayo dadaalka iyo shaqada adag ee uu ka qaatay sugidda amniga degmada Cabdulcasiis.
Shahaadadan ayaa waxaa guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo lagu bogaadiyay doorkiisa muhiimka ah ee amniga iyo adeegga bulshada Degmada cabdulcasiis .
Wiilkaan Yar Waa Uu Lunsan Yahay Waxaa Laga Soo Waday Xeebta Liido Ciyaal Uu Lasocday Ayuu Ka Haray Muqaalkaan Aan Gaarsiino Waalidkiisa
Ilmahaan Yar Yar Waa Ay Lun San Yihiin Mana Garanaayaan Halka Ay Kasoo Lumeen Fadlan Cidii Garaneesa Waxaan Ku Haynaa Saldhiga Biliiska Degmada C/Casiis Share Dhaha Si Waalidkoda loo Hello Mahad Sanidiin
Wiilkaan Waxaa Laga Soo Waday Xeebta Liido Ciyaal Uu Lasocday Ayuu Ka Haray Cidii Taqaan Ha Timaado Saldhiga Boliiska Degmada Abdi AZiiZ
Wiilkaan Waa Lunsan Yahay Cidii Taqaan Waxaa Lagu Hayaa Saldhiga Boliiska C/AZiiZ U Share Gareeya Si Waalidkiisa Loo Hello Mahad Sanidiin
Gabadhaan Wey Soo Luntay Magaceeda Waxey Ku Sheegtay In La Yiraahdo Maqdis Xuseen Cali Shekh Hooyadeedna Xaliimo Axmed Gaafow Da'da Qiyaasta 6 Jir Waxey Dhigataa Dugsi Quraan Macalin Cabdifataax Labo Buug Alifka Qofkii Garto Oo Idinka Mid Ah Hala Socodsiiyo Ehelkeeda Insha'allah U Share Gareya Si Aan Ugu Wareejino Waalidkeed Mahad Sanidiin
Allow Kuu Naxariiso Taliye Axmad Cabdulullahi Baashane (Calooley)
Waa Lun San Yahay Wiilkaan Yar Share Dhaha O Ugaarsiiya Waalidkii Dhalay Mahad Sanidiin
Taliyaha Saldhiga Boliiska Degmada Abdi AZiiZ Dhamme OSMAAN GAAB OO GOOB CAFAAD KU XAREEYAY AXMAD GURE,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Abdiaziz
Mogadishu
IBRAAHIN
