07/01/2026
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ข๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ง๐ข๐ง๐ข/๐ฅ๐๐ณ๐ณ๐๐ซ๐ซ๐๐ญ๐จ.
Agaasimaha Guud Isbitaalka Dadweynaha Forlanini Mohamed Jafar Ali ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Maamulka sare Isbitaalka weyn ee Madiina ee uu hor kacaayo Agaasimaha Isbitaalka ๐๐ซ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐ (๐๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ ๐๐ฅ) iyagoo ay ku wehliyeen agaasimaha Caafimaadka Isbitaal Madiina Dr Gaalkacyo, iyo Dr Khaliifa.
Ujeedada kulanka ayaa ahaa Iskaashi dhex mara laba Isbitaal iyadoo ay iska kaashan doonaan Cilmi baaris, sare uqaadista karaanka shaqaalaha, in la xoojiyo habka xawilitaanka bukaanka (Referral System), sare u qaadista waciyga bulshada ku xiran labada isbitaal, iyo heshiisyo Iskaashi ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa in la xoojiyo wada shaqeynta labada Isbitaal.
Agaasimaha Isbitaalka ayaa uga mahadceliyay booqashadooda, wuxuuna kusoo wareejiyay qeybaha Isbitaalka iyadoo ay uga mahadceliyeen soo dhaweyntiisa.
-๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐-
31/12/2025
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ง๐ข๐ง๐ข ๐๐๐ณ๐ณ๐๐ซ๐๐ญ๐จ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐๐๐๐ซ๐ข ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฎ๐ง๐๐ ๐๐ก ๐ค๐ ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ฃ๐๐ฅ๐ข ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐๐ฅ๐ข.
Agaasimaha Guud Wasaarada Caafimaadka Dr Guuleed Abdijalil Sheikh Cali ayaa gaari amblunce ah ku wareejiyay Agaasimaha Guud Isbitaalka Forlanini Mohamed Jafar Ali iyadoo loogu adeegi doono dadweynaha ku xiraj Isbitaalka.
Agaasime Mohamed Jafar Ali ayaa uga mahadceliyay agaasimaha guud wasaarada caafimaadka iyo Wasaarada Caafimaadka XFS dib uhowlgalinta iyo garab istaaga joogtada ah ee lagarab joogto Wasaarada Caafimaadka.
-dhamaad-
21/12/2025
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ก๐ง๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐.
Muqdisho 21, December 2025; Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 2aad ee xubnaha Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, kaas oo ujeeddadiisu ahayd doorashada hoggaanka Golaha iyo ansixinta xeer-hoosaadka anshaxa iyo hab-raaca shaqo ee Golaha.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka soo qayb galay hoggaanka sare ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, oo uu ka mid yahay Dr. Guuleed Cabdijalil, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda. Masโuuliyiintu waxay adkeeyeen doorka muhiimka ah ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ka qaadanayo ilaalinta anshaxa mihnadda, tayeynta xirfadlayaasha caafimaadka, iyo horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.
Intaas kaddib, xubnaha Golaha ayaa u gudbay geeddi-socodka doorashada hoggaanka Golaha, iyadoo hawsha doorashada loo xilsaaray guddi ka kooban saddex xubnood, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka ah, isla markaana xubin ka ah Golaha, Osman Tahlil Shaatax, kaas oo faahfaahiyay habraaca iyo nidaamka doorashada.
Kadib doorasho si hufan, xor ah, isla markaana wada-ogol ah u dhacday, xubnaha Golaha ee kulanka joogay ayaa si wadajir ah u codeeyay, waxaana natiijadu noqotay:
โข ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐๐ข๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ ๐๐ข๐ฅ๐ โ Guddoomiyaha Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
โข ๐๐ข๐ฆ๐ซ๐๐๐ง ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐๐ข๐ซ โ Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha
Natiijada doorashada waxaa si rasmi ah u shaaciyay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada, Osman Tahlil Shaatax.
Ugu dambayn, Golaha ayaa sidoo kale ansixiyey Xoghayaha guud ee Golaha mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka NHPC Mudane ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฐ iyo Marwo ๐๐ฆ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง agaasime ku xigeenka Golaha, intaasi ka dib hoggaanka cusub ee la doortay ayaa u mahadceliyay xubnaha Golaha kalsoonida ay siiyeen, iyaga oo ballanqaaday inay ka shaqayn doonaan xoojinta midnimada Golaha, ilaalinta anshaxa mihnadda caafimaadka, iyo horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.
----------------
๐๐๐๐๐๐๐๐
07/12/2025
๐๐จ๐ ๐ก๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ก๐ง๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ง๐ข๐งi/๐๐๐ณ๐ณ๐๐ซ๐๐ญ๐จ.
Xoghaya Guud Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ๐๐ซ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐๐จ๐ฐ oo kormeer iyo booqasho ku yimid Isbitaalka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Agaasimaha Guud Isbitaalka ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฅ๐ข.
Xogahayaha Guud ee golaha ayaa mid mid u kormeeray qeybaha Isbitaalka sida:-
1. Qeybta Hooyada iyo Dhallanka
2. QeybtaQuudinta Caruurta
3. Qeybta Adkeysiga Qaaxada
4. Qeybta Dhimirka Ragga
5. Qeybta Dhimirka Haweenka ( Dhawaan la furi doono)
6. Qeybta Gurmadka Gar Gaarka Degdega (Dhisme ku socda)
7. Qeybta Tallaalka Qaranka (Dhisma ka socda)
Kormeerka kidib Xoghaye Adow ayaa shir la yeeshay madax qeebeedyada Isbitaalka isagoo war bixin ka dhageestay dhamaan madax qeybeedyada, wuxuuna ka mahadceliyay shaqada wanaagsan ee ka socota Isbitaalka iyo horumarka dhanka dhismaha ee ku tallaabsaday Isbitaalka.
-๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐-
Xafiiska Xiriirka Warbaahinta iyo la falgalka Dadweynaha.
01/12/2025
๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐ ๐๐ญ๐๐ฅ๐ข๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ฉ๐๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ง๐ข๐ง๐ข/๐๐๐ง๐ณ๐๐ซ๐ซ๐๐ญ๐จ.
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta kusoo dhaweeyay Isbitaalka Dadweynaha Forlanini/Lanzarreto Safiirka Dowlada Taliyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Pier Mario Decco Copi iyo Hayโada Italian Cooperation Agency oo booqasho rasmi ah ku yimid Isbitaalka, waxaan ku wehliyay Agaasimaha Guud Isbitaalka Mohamed Jafar Ali.
Booqashadaan ayaa daarneed Dowlada Taliyaaniga oo qeyb ka ahayd dib udhiska iyo howlgalinta Isbitaalka iyadoo ay dhiseen Qeybta Dhimirka Haweenka oo loogu tala galay haweenka ka xanuusan dhimirka.
Wasiirka iyo safiirka ayaa booqday xarumaha Isbitaalka gaar ahaan xarunta cusub ee dhimirka haweenka iyadoo uu balan qaaday safiirku inuu dhisi doono qeybo kale iyo qalabeynta xarumaha qaar sida xarunta dhimirka haweenka.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay safiirka booqashadiisa iyo taageeradiisa ku aadan dib u dhiska iyo casriyeynta Isbitaalka.
-dhamaad-
15/11/2025
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ & ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐
๐ ๐๐ซ ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐๐๐ฆ ๐๐๐ฎ๐๐๐ค๐๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ง๐ข๐ง๐ข/๐๐๐ง๐ฌ๐๐ฅ๐๐ญ๐ข ๐จ๐จ ๐๐ข๐ ๐ฎ๐๐ก๐ข๐ฌ ๐๐๐ฅ๐๐๐ซ๐๐ง ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐.
Muqdisho 15 November 2025; Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta kormeeray mashaariic dhismo oo muhiim u ah kaabayaasha caafimaadka dalka, kuwaas oo ay Wasaaraddu ka hirgalinayso Caasimada Dalka.
Wasiirka ayaa kormeeray Isbitaalka Forlanini, halkaas oo ay ka socoto ballaarin iyo dhismo casri ah oo lagu kordhinayo qaybo cusub sida Qaybta Hooyada & Dhallaanka iyo Qaybta Gar-gaarka Deg Dega & Dhaawacyada Culus, kuwaas oo sare u qaadi doona adeegyada caafimaad ee isbitaalka.
Sidoo kale, Wasiirka ayaa booqday Dhismaha Kaydka Talaalka Qaranka, oo markii ugu horreysay muddo ku dhow 30 sano kabadan uu dalku yeelan doono goob casri ah oo lagu kaydiyo tallaalka gudaha dalka, taas oo qeyb ka ah yoolka Qaran ee isku filnaanshaha tallaalka lagana dhisaayo Isbitaalka gudihiisa.
Dhammaan mashaariicdan caafimaad ayaa maraya heer gabagabo ah, iyagoo qayb ka ah Dadaalada Xukuumada Danqaran ee tayaynta adeegyada Dalka.
----------------
๐๐๐๐๐๐๐๐