Saraakiil Ciidan oo Hor kacayo Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax iyo Maamulka Degmadda Ceel-Dheer ayaa Maanta Ka Qeyb Galay Munaasabad Xarigga Loogga Jaraayey Deegaan Cusub Oo Towfiiq Loogu Magacdaray.
Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor, Government Organization, Jaziira Street, Mogadishu.
Guutada 18aad ee Kumaandooska Gorgor
Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo ku hawlan difaaca Qaranka, fulinta hawlgallada gaarka ah, tababarka ciidan, iyo ilaalinta shacabka.
Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Maamulka Degmada Ceeldheer iyo Dhalinyarada Degmadaas Ayaa Caawa Ku Fiidsaday Degmada Ceeldheer ee bariga Gobalka Galgaduud
28/05/2026
Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax ayaa maanta gelinkii dambe booqasho shaqo ugu tagay Geesiyada Qaranka ee ku sugan deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud iyo Degmada Ceeldheer
Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax ayaa maanta gelinkii dambe booqasho shaqo ugu tagay Geesiyada Qaranka ee ku sugan deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud iyo Degmada Ceeldheer
Inaad Nabad Ku Ciido Ragaas ayaa Sabab u ah Alle Ka Sokow, Guuleeysta Geesiyaasheenna Qarankow.
Taliyaha Guutadda 18,aad Qeybta Koowaad Ee Ciidamadda Kummaandooska Gorgor XDS, Gaashaanlle Dhexe. Aadan Maxamed Faarax
Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
27/05/2026
Ciid wanaagsan Dhammaan Umadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan Gaar ahaan geesiyada Qaranka Soomaaliyeed
Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax Saalada Ciida Kula oogay Geesiyada Ururka 9'aad Kumaandooska Gorgor Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobalka sh/dhexe
27/05/2026
Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax oo wehlinayo Madaxa Hubka iyo Risaasta Guutada 18'aad Gorgor Maxamed Xasan Siidoow ayaa Saalada Ciida Kula oogay Geesiyada Ururka 9'aad Kumaandooska Gorgor Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobalka sh/dhexe
Dhanka Kale Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax Ayaa Geesiyada Qaranka Gaar Ahaan Geesiyaasha Guutada 18'aad Kumaandooska Gorgor ee Har Iyo Habayn Utagan Sugida Amniga Ugu Hambayey Munasabada Ciidul-adxa.
23/05/2026
Gobalka Bay & Gorgor One
Taliye Xassan Kaafi & Abdullahi Tima-weyne
23/05/2026
Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyed oo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay Carbis Millitary oo socda muddo 45 Malin ah ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalkena Soomalia.
Carbiskan oo ay ka qayb galeen 18 wadan ayay Geesiyaasha CXDS waxa ay ka galeen kaalinta 3'Aad waxaana muuqata sara u kaca awooda Ciidanka oo sanad walba ka qayb gala madala ay marti geliyaan Dawladaha Africa & Aasiya.
Taliyaha guutada 20'Aad ee Ciidanka Komandoska Gor Gor G/le Cabdullahi Taajudin Xaaji ayaa cutubka ku soo dhaweeyay magalada Mogadisho, isagoona ku bogaadiyay kaalinta muuqata oo ay ka keeneen tartankan soo jireenka ah.
Kumandooska Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Gorgor baa dhaqaaqdoo
Gabolada Dalkeenee
Gedo ilaa Bari
Galgaduud ku faaftoo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Jaziira Street
Mogadishu
