Alxm waxaan soo gaba gabeenay tartankii sports ee la qaban jiray sanad dugsiyeed kasta
Waxaa final iskuugu yimiday fasalada kala ah
F4 iyo F1 waxaa nasiibku raacay F1 hambalyo halka F4 ay galeen kaalinta 2aad ee tartanka.
Hamablyo hambayo Form One.
Dhamaan ardaydii ka qeyb qaadatay ee fasalada kale waa mahdsanyihiin waa no sanad dambe insha allah guuleysta dhamaan bahda Ilays primary and secondary school IPSS
Share
Like
@2026
Ilays primary and secondary school IPSS
waxaan la dirirnaa jahliga ee noogu kaalmey dagaalkaas walaal
Ogeeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeeysiinaa dhamaan waalidiinta Iskuulka ilays in ardayda la fasaxay muddo laba maalin ah , kadib markii isla afgaranay agaasinka waaxda dugsiyada fasax kooban.
22/11/2025
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
04/11/2025
إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, macalimiinta iyo ardayda waxey tacsi udirayaan dhamaan ehelka uu ka baxay nabadoon ciise xasan guutaale sabir iyo iimaan alle hanaga siiyo qabrigane alle ha u waasiciyo aamiin amiin.
Wuxuu kamid ahaa waalidiinta dugsiga.
Waana aabaha gadoomiyaha ardayda mascuud
Ilays primary and secondary school IPSS
Update ah
@2025
ShareChat
26/08/2025
10 ka arday ugu sareyso F4 ki guuleystay hambalyo dhaha
26/08/2025
Alxm hambalyo ardadeena sharafta leh guuleysta waligiin.
14/08/2025
Waxaan hambalyo leenanahay ardayadeena meymuun sahal xaaji oo gashay kaalinta 1aad ee iskuulka arday dhan 148 arday.
Hambalyo meymuun guuleyso.
Share and like.
14/08/2025
Waxaan hambalyo leenahay fasalka 8aad oo wada baasay alxm hamabalyo hambalyo guuleysta waligiin.
Share iyo like.
@2025
04/08/2025
Hambalyo Ramadaan axmed oo ka mid ahaa dufcadii 5aad ee ka aflaxday iskuulka.
Manta soo gabagabeeyay degree 1aad ee jaamacada camuudi hambalyo ayaan ku leenayah.
11/07/2025
Hamabalyo abdirahman sadak ise oo dhameeyay jaamacada Wuxuu ka mid ahaa dufcadii 4aad ee ka aflaxday iskuulka hamablyo horay usoco
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Warshadaha Street
Mogadishu
